Month: March 2024

Kooxda AS oo Macallin Dugsi ku dilay duleedka Jalaalaqsi ee Hiiraan.
Post

Kooxda AS oo Macallin Dugsi ku dilay duleedka Jalaalaqsi ee Hiiraan.

Jalalaqsi (Raxanreeb )- Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in duleedka degmada Jalalaqsi  ay  dileen macallin dugsi oo ka biyo diiday fulinta amarkooda. Macallinka ayaa kooxda waxa ay maalmo ka hor ka afduubteen deegaan hoostaga  degmada Jalalaqsi ka dib markii uu ka dhaga adeegay bixinta lacag ay ka doonaysay kooxda Al- Shabaab. Waxa lagu...

Post

Puntland Government Strongly Opposes Amendments to Somalia’s Interim Constitution

In a recent press release, the Puntland government of Somalia voiced its staunch opposition to proposed amendments to the country’s Interim Constitution, highlighting concerns over potential threats to the federal system and national unity. The press release underscores the historical significance of previous agreements such as the National Convention in 2004 and the Garowe agreements...

Kooxda  AS oo weerar ka fulisay  Shabeellaha Dhexe.
Post

Kooxda  AS oo weerar ka fulisay  Shabeellaha Dhexe.

Jowhar (Raxanreeb )- Wararka aan  ka helayno gobolka  Shabeellaha  dhexe ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ku sugnayeen ciidanka dowladda. Aroortii hore  ee saaka  ayaa weerar culus oo ku bilowday qaraxyo waxa ay ku qaadeen kooxda Al-Shabaab deegaanka Daaru-nimca ee katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe. Saraakiil ka tirsan Dowladda...

WARSAXAFADEED ‘’Puntland la’aanteed   lama bedeli karo Dastuurka’’
Post

WARSAXAFADEED ‘’Puntland la’aanteed   lama bedeli karo Dastuurka’’

Garoowe (Raxanreeb )-Maamulka goboleedka Puntland ayaa gaashaanka u daruurtay markale qorshaha wax ka bedelka Dastuurka KMG ah oo murankiisa uu ka tagan yahay – magaalada Muqdisho. Warsaxafadeed ka soo baxay maamul goboleedka Puntland oo ka kooban laba bog ayaa si cad u sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin, una hoggaansami doonin, kuna dhaqmi doonin...

MANDHEERA : Faahfaahinta qarax ka dhacay Hotel ,khasaare ayaa jira.
Post

MANDHEERA : Faahfaahinta qarax ka dhacay Hotel ,khasaare ayaa jira.

Mandheera  (Raxanreeb )- Magaalada Mandheera ee waqooyi bari Kenya waxa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay halkaas  qarax khasaare gaystay. Waxa   uu ka dhacay qarxan  bartamaha magaalada gaar ahaan Hotel halkaas ku yaalla. Goobta waxa soo gaaray ciidanka amniga magaalada Mandheera halkaas oo dad badan ay ka qab qabteen oo ay ku tuhmayaan qaraxa. Qaraxan...