Month: March 2023

PUNTLAND : Daacish ayaa ku dilnay buuraha Galgala ee Bari ‘’
Post

PUNTLAND : Daacish ayaa ku dilnay buuraha Galgala ee Bari ‘’

Boosaaso (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ciidanka maamulka Puntland iyo kooxda Daacish ku dhaxmaray  buuraha gal- gala ee gobolka Bari Saraakiil ka tirsan  maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaalkaas ay ku dileen xubno ka mid ah kooxda  Daacish ee ku dhuumaalaysanaya buuraha galgala Weerarkan waxaa qaaday ciidanka gaarka ah ee...

Biden oo cadaadis kala kulmay in ciidanka Mareykanka uu ka saaro Soomaalia
Post

Biden oo cadaadis kala kulmay in ciidanka Mareykanka uu ka saaro Soomaalia

Washington (Raxanreeb ) Madaxwaynaha dalka Mareynkanka ayaa hadda wajahaya cadaadis ku saabsan sidii Soomaaliya looga saari lahaa ciidamo fara badan kuwaas oo gacan siinaya ciidanka Soomaaliya. Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Mareynkanka ayaa sheegaya in la joogo waqtigii ciidanka Mareynkanka laga soo saari lahaa Soomaaliya oo wali u baahan I ciidankeeda ay helaan tababar. Xildhibaan Matt...

Joe Biden oo Safiir Cusub usoo Magacowday Soomaaliya
Post

Joe Biden oo Safiir Cusub usoo Magacowday Soomaaliya

Washington (Raxanreeb )  Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa Safiir Cusub u magacaabay Dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay wareegto 27-kii bishan March ka soo baxday Aqalka Cad ee Maraykanka. Safiirka lasoo magacaabay ayaa ah safiir heysta awood buuxda,oo aan caadi aheyn oo uu ugu  kumatalo dawladda Mareykanka, waxaana la sugayaa in ay soo meelmariyaan aqalka Senet-ka...

Weeraro kala duwan oo dhacay  & korar ku  yimid dagaalada ka socda dalka.
Post

Weeraro kala duwan oo dhacay  & korar ku  yimid dagaalada ka socda dalka.

Muqdisho (Raxanreeb )  24-kii saac ee la soo dhaafay  waxaa dalka ka dhacay weeraro kala duwan oo ay soo qaadeen  kooxda Al- Shabaab kuwaas oo khasaare kala duwan gaystay. Weeraradan oo ka dhacay meelo kala – duwan ayaa la sheegay in ciidianka  Dowladda iyo kooxda Al- Shabaab  fooda ay is dareen hub culusna ay isku...

Abdalle ‘’Muqdisho waxaan ka dhoofay anigoo la igu dulmiyay awoodda Dowladnimada‘’
Post

Abdalle ‘’Muqdisho waxaan ka dhoofay anigoo la igu dulmiyay awoodda Dowladnimada‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa markii saddexaad la iga hor istaagay inaan ka dhoofo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.  Agaasimaha Waaxda Socdaalka Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo aan telefoonka kula hadlay ayaa ii sheegay in amar xayiraad safar uu iga yaallo garoonka.  Waxaan garoonka ku sugnaa 10am illaa 3pm iyo dheeraad.  Markii aan garoonka...