Month: March 2023

Cabdiraxmaan Cali iyo Yaasiin Maxamed oo  ‘’lagu toogtay ‘’ Baydhabo
Post

Cabdiraxmaan Cali iyo Yaasiin Maxamed oo  ‘’lagu toogtay ‘’ Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb ) Maxkamada Ciidamada qalabka sida gaar ahaan qeybta 60aad ayaa saaka mar kale magaalada Baydhabo ka fulisay xukun dil qisaas ah. Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamed Aadan oo maxkamada horey dil ugu xukuntey ayaa saaka lagu toogtay Cara tuurka Baydhabo Raggan ayaa horey u geystay dilal kala duwan, waxaana fagaaraha lagu...

Dowladda Federaalka miyay bixin la’dahay mushaarka ciidanka ?
Post

Dowladda Federaalka miyay bixin la’dahay mushaarka ciidanka ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa wajahaya xaalad mushaar la’aan sida ay sheegeen saraakiil ka  tirsan Dowladda Soomaaliya. Seddaxdii  bile ee la soo dhaafay waxa la sheegay in ciidanka Dowladda aysan helin wax xuquuq ah , lamana oga sababta arintaas keentay. Dhawaa  ciidamo ka tirsan Dowladda ayaa gadood xaga mushaaraadka ah waxa ay...

MUQDISHO : Askar ku geeriyootay dagaal ciidanka DF ku dhaxmaray Deyniile
Post

MUQDISHO : Askar ku geeriyootay dagaal ciidanka DF ku dhaxmaray Deyniile

Muqdisho (Raxanreeb ) Iska hor imaad  khasaare gaystay ayaa caawa ka dhacay degmada  – Dayniile ee gobolka Banaadir. Iska  hor imaadkan ayaa dhaxmaray ciidamo ka wada- tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya sida  ay sheegeen dadka deegaanka. Dagaalkan ayaa ka danbeeyay ka dib markii laba qof oo ka mid ahaa ilaalida masuuliyiin ka tirsan degmada Dayniile dadka...

Maxay ka wada- hadleen RW & Safiirka cusub ee dowladda Itoobiya ?
Post

Maxay ka wada- hadleen RW & Safiirka cusub ee dowladda Itoobiya ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Mukhtaar Maxamed Waare. Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Waare ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada waddan, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo la dagaallanka kooxda Al Shabaab....

WARBIXIN | Sidee isugu -soo dhawaatay siyaasadda KGS & tan MD Xasan
Post

WARBIXIN | Sidee isugu -soo dhawaatay siyaasadda KGS & tan MD Xasan

Baydhabo (Raxanreeb ) Isbedel ayaa ku yimid siyaasadda maamulka Kmoonfur Galbeed ee Cabdicasiis Laftagareen  iyo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waxaana  jira isfaham xagga siyaasadda ah. Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa inuu aad ula dhacay habka siyaasadda cusub ee Madaxwaynaha maamulka – koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen. Siyaasadaha  maamulka Koonfur Galbeed ayaa hadda u muuqata...

Putin oo booqasho lama filaan ah ku tagay Ukraine
Post

Putin oo booqasho lama filaan ah ku tagay Ukraine

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqasho aan la sii shaacin ku tagay magaalada Mariupol, sida ay wariyeen warbaahinta dalkaasi Axadda maanta ah, waana markii ugu horreysay ee uu booqdo magaaladan ay ciidankiisu qabsadeen kadib muddo dheer oo ay go’doomiyeen billowgii weerarka Moscow ee Ukraine sannadkii hore bishii February.