Baardheere (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaarayo gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in Roob Dabeylo wata saacadii la soo dhaafay uu ka da’ayay gobolka ay sababeen khasaare dhimasho iyo burbur guryo, waxaana kasoo baxayay warar kale duwan oo ku aadan. Degmada Baardheere ayaa lagu soo waramayaa in Roob xooggan oo ka da’aya...
Month: March 2023
Dagaal culus oo lagu qaaday Saldhig milatari iyo Al Shabaab oo ka hadashay
Balcad (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo degaano ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas maanta dagaal uu ka dhacay ,kaas oo gaystay khasaare dhimasho & dhaawac. Weerarkan ayaa ka dhacay sida lagu soo waramayo xero ciidan oo ku taalla deegaanka Daaru-nimca oo hoostaga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Kooxda...
MD Xasan Sheekh oo saxiixay sharciyadii ugu badnaa
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciyo gaaraya ilaa sideed kuwaas oo ay asoo nsixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sharciyadan ayaa kala ah; sharciga La-dagaallanka Argagixisada, Sharciga Dhismaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, Sharciga Socdaalka, Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha, Sharciga Nidaamka Lagu Hagayo Kheyraadka Dhulka Hoostiis, Sharciga Dhowrista...
Dhaawacyo badan oo laga soo dejiyay Muqdisho & halka laga keenay
Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodma ayaa xalay Magaalada Muqdisho keentay 17- ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan kuwaas oo ku dhaawacmay dagaalada culus ee ka socda Magaalada laascaanood. dadka qaba dhawacyadaan ayaa Hey’adda Maareynta waxa ay diyaarad uga soo qaaday Magaalada garoowe,waxaana isla xalay loo gudbiyey goobaha cafimaadka si cafimaadkooda...
DF Soomaaliya oo soo celisay dhallinyaro tahriibiyaal ahaa oo ku jiray xabsiyada Tripoli
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro tahriibayaal Soomaali ah oo muddo sannado ah ku xirnaa dalka Liibiya.
Booliska oo Muqdisho ku soo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya.
Muqdisho (Raxanreeb) Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Muqdisho ku gubay waxyaabaha Muqaadaraadka oo lagu soo qabtay howlgal ay ciidanka ka sameyeen xaafadaha qaar ee G/Banaadir. Waxyaabaha la gubay ayaa ka koobnaa Xashiish calaq iyo cirbado sidoo kale waxaa la soo bandhigay illaa 4 ruux oo ku eedeysan ka ganacsiga Maandooriyaha. Booliska oo arintaan ka hadlay ayaa...
Imran Khan oo sheegay in gurigiisa la bililiqaystay
Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan, Imran Khan, ayaa sheegay in gurigiisa la bililiqeystay.
Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay Gantaal ridada dhexe ah
Kuuriyada Waqooyi, ayaa gantaal riddada gaaban u ridday dhanka badda oo ka baxsan xeebaha bari ee gacanka Kuuriya Axaddii.
Somaliland ‘’Maxaabiis aan ku qabanay dagaalka Laascanood ayaa ku xukunay dil‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in 9 maxbuus oo ay ku qabatay dagaalkii Laascaanood ay soo taagtay maxkamad milateri, waxaana lagu soo eedeeyey qodobada 184, 185, 187aad ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, oo ka hadlaya inay Khiyaano-Qaran sameyeen, cadow la safteen kuna soo duuleen wax logu yeeray Qaranimada Somaliland. Maxkamadda ayaa dhamaan maxaabiistan dil...
Kalfadhiga labaad Golaha Aqalka Sare oo maanta la soo xiray
Muqdisho (Raxanreeb ) Kalfadhiga labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la soo xiray sida lagu sheegay qoraal goor dhow ka soo baxay Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha aqalka sare. Qoraalka ayaa lagu sheegay in kalfadhigan oo furmay 15kii Novembar ee sanadkii hore ayaa mudadii uu socday waxaa la horkeenay laguna asixiyey...





