Month: August 2023

Ganacsatada qaadka ee Kenya oo ka naxay ammar kasoo baxay DFS
Post

Ganacsatada qaadka ee Kenya oo ka naxay ammar kasoo baxay DFS

Nairobi (Raxanreeb ) Beeralayda qaadka ee Kenya ayaa isha ku haya hoos u dhac ku yimid iibka kadib markii ay Soomaaliya siisay Itoobiya 10 maalmood oo ay si gaar ah uga heli karto suuqa qaadka bishiiba. Warbaahinta Nation ayaa ku warrameysa in mid kamida ganacsatada qaadka uu u sheegay in maalmo kooban amar lagu siiyay...

Waa  deeganadii  goobaha ay la wareegeen ciidanka  DFS ?
Post

Waa  deeganadii  goobaha ay la wareegeen ciidanka  DFS ?

Warsheekh (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo amni ka sameeyay degmada Ruun Nirgood iyo deegaanka Hilowle Gaab oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe. Saraakiil katirsan Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa  sheegay in ciidamadu ay ku howlan yihiin howlgallo miino-baaris & amni sugid ah oo ay ka wadaan Degmada Ruun-nirgood...

Ma dhaqaaqeen wada hadalada beelaha Galmudug & howlgalada ?
Post

Ma dhaqaaqeen wada hadalada beelaha Galmudug & howlgalada ?

Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa degmada Dhuusmareeb wali ku sugan halkaas oo uu ka wado kulamo kala duwan. Kulamadan ayaa inta badan looga hadlayaa wajiga labaad ee howlgalada ka dhanka ah Al- Shabaab ee la sheegayo inuu ka bilaaban doono Galmudug gaar ahaan deegaanada kooxda ay ku xoogan yihiin....

Hoggaamiye Al- Shabaab ahaa kana tirsan Dowladda oo eed iska fogeeyay
Post

Hoggaamiye Al- Shabaab ahaa kana tirsan Dowladda oo eed iska fogeeyay

Muqdisho (Raxanreeb ) In muddo ah waxaa soo baxayay warar ku saabsan in hoggaamiye hore Al- Shabaab ahna Wasiirka Diinta & Awqaata Mukhtaar Roobow u lunsaday hanti dadwayne. Wasiir Roobow oo munaasabad bandhiga ah ku samaystay  magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aan waxba ka jirin warka ku saabsan in konton Milyan oo doolar uu ku...

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay hindise sharciyeedka xuquuqda carruurta
Post

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay hindise sharciyeedka xuquuqda carruurta

Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka Toddobaadlaha ee golaha Wasiirrada Soomaaliya oo uu guddoominaye Ra’isul Wasaare Xamze Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed. Hindise Sharciyeedkan oo ay soo gudbisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa ah mid ilaalinaya xuquuqda caruurta Soomaaliyeed, meeshana ka saaraya wax walba oo ku xadgudbaya xuquuqdooda. Dhanka kale, golaha...

Mucaaradka Somaaliland oo iska diiday dalab ugu yimid Muuse Biixi
Post

Mucaaradka Somaaliland oo iska diiday dalab ugu yimid Muuse Biixi

Hargaysa (Raxanreeb ) Labada xisbi mucaaradka ee Somaaliland ayaa qaadacay shir uu ugu yeeray Madaxweyne Muuse Biixi, kaasoo looga hadlayay khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka. Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta ay ku diideen dalabka Madaxweynaha kuna qaadaceen shirkii loogu yeeray. Sidoo kale, Feysal Cali Waraabe ayaa shaaca...

MUQDISHO :  Saraaakiil oo ciidan oo lagu dilay kuwa kalena lagu dhaawacay
Post

MUQDISHO :  Saraaakiil oo ciidan oo lagu dilay kuwa kalena lagu dhaawacay

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada  Muqdisho waxaa ka dhacay qaraxyo waxyeelo ay ka soo gaartay saraakiil ka mid ah ciidanka Dowladda Federaalka ah Soomaaliya. Gaari ay la socdeen ciidanka Dowladda Federaalka ayaa lala eegtay qaraxan oo ay ku dhawaacmeen kuna dhinteen xubno ka mid ah ciidanka. Baabuurka la qarxiyay oo ahaa Cabdi Bile ayaa ku socdaalayay...