Month: April 2024

Caalamul Islaami oo si wayn manta  looga dabaaldegayo  Ciidul Fifriga
Post

Caalamul Islaami oo si wayn manta  looga dabaaldegayo  Ciidul Fifriga

Muqdisho (Raxanreeb )- Caalamul Islaami ayaa maanta si isku mid ah waxaa looga dabaaldegayaa munaasabadda Ciidul Fidri oo maanta ku began, kadib 30 maalmood oo bisha Ramadaan ah. Meelaha sida weyn looga ciidayo ayaa waxaa kamid ah guud ahaan dalka oo aysan jirin in sanadkaan la isku khilaafay bisha Shawaal bilshadeed oo xalay koow aheyd....

Dowladda UK oo  Soomaaliya ka cafisay deyn aad u   fara badan.
Post

Dowladda UK oo  Soomaaliya ka cafisay deyn aad u   fara badan.

UK (Raxanreeb)-Arrinkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah oo ay maanta wadayeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda UK ee Muqdisho, Soomaaliya, xilli dhowaan Somaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa. Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirk kuxigeenka UK ee Soomaaliya...

MW Xasan Sheekh ‘’ Dalka wuxuu aadayaa doorasho qof & cod ‘’.
Post

MW Xasan Sheekh ‘’ Dalka wuxuu aadayaa doorasho qof & cod ‘’.

Muqdisho (Raxanree )- Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabada Ciidul Fitriga  ka dib markii ay dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo maanta ku ekeyd. Xassan Shiikh ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, dagaalka Al shabaab, arrimaha doorashooyinka, dastuurka, khilaafka Somalia iyo Itoobiya iyo waliba Ilaalinta madaxbanaanida. Hambalyada...

Raxanreeb Hambalyo Ummadda Soomaaliyeed : Maalinta kowaad ee ciida.
Post

Raxanreeb Hambalyo Ummadda Soomaaliyeed : Maalinta kowaad ee ciida.

Muqdisho (Raxanree )- Magaalada Muqdisho  iyo meelo badan oo dalka ah iyo caalamka waxaa maanta loogu dabaal degayaa maalinta kowaad ee ciidul Fidriga. Magaalada waxaa buux dhaafiyay dad badan  kuwaas oo isugu hambalyaynayaa maalinta farxada badan ee Ciidul- Fidriga. Ammanaka ayaa ciidanka Dowladda Soomaaliya dadaal ay ku  bixinayaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen maadama...

Turkiga oo joojiyay badeecadaha u dhoofin jiray Israa’iil.
Post

Turkiga oo joojiyay badeecadaha u dhoofin jiray Israa’iil.

Istanbul (Raxanreeb )- Turkiga ayaa maanta joojiyay dhoofinta qaar ka mid ah badeecooyinka loo dhoofiyo YH ,badeecooyinka la joojiyay waxaa kamid ah aluminium-ka, birta, sibirka iyo qaar kale. Wasaaradda ganacsiga Turkiga ayaa sheegtay in Israa’iil ay sii waddo “inay si bareer ah ugu xad gudubto sharciga caalamiga ah”, iyadoo iska dhego tirtay baaqyada xabbad joojinta...

Booliska oo doonaya in si nabad ah loogu ciido Muqdisho.
Post

Booliska oo doonaya in si nabad ah loogu ciido Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qaadi doono talaabooyin ay ku sugayso , amniga caasimada inta lagu guda jiro maalmaha ciida  ee dadku ay dabaal degayaan . Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in waddooyinka  muhiimka ay dhigi doonaan ciidamo dheeraad ah waxaana uu soo saaray digniino ku saabsan raacida gadiidka. Waxa...

Ammaanka garoonka Muqdisho iyo goobo kale oo la adkeeyay.
Post

Ammaanka garoonka Muqdisho iyo goobo kale oo la adkeeyay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho, waxaa hakad la galiyay duulimaadka diyaaradaha caalamiga ah ee Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho  cabsi  jirta darted. Waxa ay arrintaani kusoo aadaysaa ayada oo safaaradda Mareykanka ee Nairobi ay faafisay digniino amni oo la filan karo, maalmaha ina soo aadan in ay ka dhacaan caasimadda Muqdisho. Maanta oo Talaada ah...