Minnesota (Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa dacwad culus ku soo oogtay laba haween Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Shamso Ahmed Hassan iyo Hanaan Mursal Yusuf, kuwaasi oo lagu eedeeyay musuqmaasuq la xidhiidha barnaamijka caafimaadka Minnesota Medicaid. Sida lagu sheegay warbixinta dacwadda, Shamso Ahmed Hassan oo 55 jir ah kana soo jeeda Brooklyn Park, Minnesota,...
Month: May 2026
Madaxweynihii hore ee Yemen oo geeriyooday
Riyadh (Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Yemen Cabd Rabbo Mansuur Haadi, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga, sida ay baahiyeen warbaahinta Yemen iyo kuwa Carabta. Haadi ayaa jiray 81 sano, wuxuuna muddo dheer ku noolaa Sacuudiga kadib markii kooxda Xuuthiyiinta ay la wareegeen caasimadda Sanca sanadkii 2014. Cabd Rabbo Mansuur Haadi ayaa...
Madaxweyne Xasan oo weerar afka ah ku qaaday mucaaradka
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta boqolal qof oo shacab ah iyo masuuliyiin katirsan dowladda, Salaad Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysa ee Muqdisho, ayaa dhaliil adag u jeediyay xubanah mucaaradka dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya maalinba maalinta ka dambeysa horumar ku talaabsaneyso, balse hoggaanka talinaya qaladaad iyo gaabisba ay ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga horyimid xiriirka Israa’iil iyo Somaliland
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta meel adag ka istaagay xiriirka Somaliland iyo Israa’iil, isaga oo cambaareeyay qorshaha ay Somaliland safaarad uga furaneyso magaalada Qudus ee la heysto. Madaxweyne Xasan oo hadalkan ka jeediyay munaasabada Ciida, ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay sinaba u aqbali doonin, mashruuc lagu doonayo in Israa’iil...
Jubbaland oo dowladda Federaalka uga digtay in ay joojiso fara-gelinta duulimaadka rayidka
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Maamul goboleedka Jubbaland, ayaa si adag u cambaarayay tallaabada ay dowladda Federaalka ay ku hor-istaagtay diyaarad rayid ah oo ay lee dahay shirkadda Maandeeq Air, taasi oo rakaab ka qaaday Kismaayo kuna sii jeediyay magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose. Bayaan kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland, ayaa lagu sheegay in diyaarada...
Booliska Soomaaliya oo ku hanjabay inuu xirayo ragga hubeysan ee la socda banaanbaxayaasha
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha qeybta Booliska gobolka Banaadir Gaashaanle Mahdi Cumar Muumin, ayaa sheegay in ay soo qabanayaan raga hubeysan ee la socda banaanbaxyaasha mucaaradka, isla markaana sharciga la marsiin doono. Waxa uu tilmaamay in la hayo xogta, sawirradooda, magacyadooda iyo dhammaan macluumadka kale ee lagu soo qaban karo askarta hubeysan sida uu hadalka...
Madaxweynaha Iiraan oo 90 cisho ka dib war cusub shaaciyey
Tehran ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa amar ku bixiyay in dib loo soo celiyo gelitaanka internet-ka caalamiga ah, ku dhowaad sagaashan maalmood kadib markii la jaray bilowgii dagaalka Maraykanka iyo Israa’iil ee dalka ka dhacay. Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in arrintan la fulin doono maanta oo Talaada ah. Inta badan sanadkan, shacabka...
Mogadishu Tensions Rise as Police Hunt Armed Men Linked to Opposition Protest
The Commander of the Banaadir Regional Police Division, Colonel Mahdi Omar Mumin, widely known as Macallin Mahdi, has announced that security agencies are pursuing armed individuals allegedly associated with opposition-led demonstrations, accusing them of threatening government security personnel. Speaking to the media, the police chief said authorities have identified the individuals in question and possess...
Ciidanka Puntland iyo Daacish oo ku dagaalamay Calmiskaad
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal u dhaxeeyay ciidanka Puntland iyo kooxda Daacish oo ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii xubno katirsan Daacish, ay weerar ku qadeen fariisin ciidanka Puntland jogeen, waxaana halkaasi ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay bulshada rayidka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed, kuwaas oo uu kala hadlay dhammaystirka hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka, dhismaha dowladnimada iyo horumarka laga xaqiijiyey amniga, maamul wanaagga iyo doorashooyinka dadweynaha ee qof iyo codka ah. Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay bulshada rayidku ku leeyihiin xoojinta...









