Boosaaso ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal u dhaxeeyay ciidanka Puntland iyo kooxda Daacish oo ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii xubno katirsan Daacish, ay weerar ku qadeen fariisin ciidanka Puntland jogeen, waxaana halkaasi ka...
Month: May 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay bulshada rayidka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed, kuwaas oo uu kala hadlay dhammaystirka hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka, dhismaha dowladnimada iyo horumarka laga xaqiijiyey amniga, maamul wanaagga iyo doorashooyinka dadweynaha ee qof iyo codka ah. Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay bulshada rayidku ku leeyihiin xoojinta...
14 Arab and Islamic Nations Condemn Somaliland’s Alleged Jerusalem Mission Plan
A group of 14 Arab and Islamic countries has jointly condemned reports that Somaliland plans to open a diplomatic mission in occupied Jerusalem, warning that such a move would violate international law and United Nations resolutions concerning the status of the city. In a joint statement issued by the foreign ministers of Egypt, Saudi Arabia,...
Somalia Blocks EgyptAir Travellers in Mogadishu
Somalia’s Immigration and Citizenship Agency has suspended travel to Egypt for Somali citizens using the “Visa on Arrival” or “Ok to Board” system, despite the arrangement remaining officially recognised by Egyptian authorities. The decision was announced on Saturday by the agency’s Director, Hussein Iidow, and was immediately enforced on passengers booked on an EgyptAir flight...
Wasiiradda Jaamacadda Carabta oo si adag uga soo horjeestay tallaabo ay qaaday Somaliland
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa looga hadlay bayaan kasoo baxay wasiirrada arrimaha dibadda ee Jamaacaradda Carabata ay kaasi oo ay uga soo horjeesteen go’aanka ay Somaliland safaarad ugu sameysaneyso magaalada Qudus. Bayaanka ayaa waxaa si wadajir ah u soo saaray Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar, Boqortooyada Sacuudi...
Ciidanka xoogga oo sheegay in horjooge katirsan AS uu isku soo dhiibay
Mubaarak ( Raxanreeb Online) Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in horjooge Cali Maxamed Coloow Samaan oo wata Qori AK 47 iyo Booshkiisa kana tagay deegaanka Ugunji ayaa la sheegay inuu isku dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Horjoogaha ayaa la sheegay in Al-shabaab dhexdeeda Afgarasho ahaan looga...
Amniga madaxtooyada Soomaaliya oo aad loo adkeeyay iyo howlgallo socda…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ammaanka madaxtooyada Soomaaliya aya aad loo adkeeyay, iyada oo xalay saqdii dhexe ay ciidamada ilaalada madaxtooyada, ay howlgal iyo baaritaano ka sameeyeen xaafadaha ku xeeran Villa Somalia. Howlgalka ayaa la sheegay in lagu soo qabqabtay dadyow kala duwan oo guryahooda ku sugnaa, waxaana la tilmaamay in baaritaano kaddib qaarkood la siidaayay....
Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigtay nin ku eedeeysan inuu dil ka geystay gobolka Hiiraan
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska Soomaaliya, gaar ah waaxda dambi barista ee CID-da ayaa gacanta ku dhigtay nin ku eedeysan inuu dilka ka geystay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. Eedeysanaha ayaa lagu magacaaba Cabdifitaax Shaafici Daahir, oo ku eedeysan dilka marxuum Cali Faarax oo 60 jir ah. Sidoo kalana uu dhaawac u geystay dhibane...
Piracy Threats Escalate Off Somali Coast as Tanker Fires Warning Shots
Piracy Activity Surges Off Somali Coast as Tanker Fires Warning Shots in Gulf of Aden Maritime security agencies have issued renewed warnings over rising piracy threats off the coast of Somalia after an oil tanker was forced to fire warning shots at suspicious boats approaching the vessel in the Gulf of Aden. According to a...
Somalia Set to Launch New Regional Elections
The Chairperson of Somalia’s Independent Electoral Commission, Abdikarim Ahmed Hassan, has announced that the commission plans to conduct elections next month in the Federal Member States of Galmudug, HirShabelle, Northeastern regions, and the Gedo region of Jubbaland. Speaking about the planned polls, Abdikarim stated that significant efforts and challenges had been overcome in order to...









