Day: March 1, 2023

Post

Khilaaf – ka dhashay maamulka Bardaalle oo sababtay dhimashada 10 qof

Bardaale (Raxanreeb )  Degmada Bardaalle ee gobolka Baay waxa ka taagan khilaaf  gacan ka  hadal ah oo la xiriira awoodda maamulka ee degmadaas sida ay sheegeen – masuuliyiin halkaas ku sugan. Gacan ka  hadalkan waxaa ku geeriyooday in ka badan 4 – qof halka tiro  10 kale ay ku dhawacmeen oo u badan dhinacyada  isku...

Post

Mareykanka oo raadsanaya Afhayeenka Al- Shabaab Cali Dheere

Nairobi (Raxanreeb ) Xukuumadda  Washington ayaa sheegtay in abaal marin lacageed ay ku bixin doonto cidii keenta macluumaad ku saabsan Afhayeenka kooxda Al- Shabaab. Barnaamijka Abaal Marinta Cadaaladda ee Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa shaacisay in Cali Dheere uu ku lug lahaa qorsheynta weeraro argagixiso oo ka dhacay Soomaaliya iyo Kenya. Cali Maxamud Raage oo...

Post

Sarkaal kooxda Al- Shabaab oo lagu soo bandhigay Kismaayo

Kismaayo (Raxanreeb ) Wararka laga helayo magaaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay in halkaas ciidanka Jubbaland ay ka sameeyeen howlgal la sheegay in ay ku soo qabteen sarkaal ka tirsan kooxda Al- Shabaab. Wararka ayaa sheegay in howlgalkan uu si gaar ah uga dhacay xaafada Shaqaalaha ee magaalada Kismaayo , halkaas oo la...

Post

Golaha shacabka oo dood ka yeelanaya sharciga agagaxisada

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo arbaca ah waxa xarunta  Golaha shacabka ka dhacaya kulanka xildhibaanada Golaha shacabka  Barlamaanka Soomaaliya. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta  iuu jiro kulanka Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo xarunta Golaha shacabka ayaa sheegaya in Golaha shacabka ay ka doodi doonaan qodobo...