Day: March 1, 2023

Home » Archives for March 1, 2023
Post

MUQDISHO : Maxaa ka soconaya xaafadaha qaar ee magaalada.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxa la dhigay ciidamo ka tirsan Dowladda si ay uga hortagaan kooxaha dilalka ka gaysta caasimadda. Talaabadan waxa ay ka danbeysay ka dib markii kooxo hubaysan oo la tuhunsan yahay in ay yihiin Al – Shabaab dilal ay ka gaysteen degmooyin ka mid ah magaalada...

MD Xasan Sheekh oo gaaray Kismaayo & kulamo ka bilowday magaaladaas
Post

MD Xasan Sheekh oo gaaray Kismaayo & kulamo ka bilowday magaaladaas

Kismaayo ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland. Madaxwaynaha waxaa  si diirran ugu soo dhaweeyeen  Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo boqolaal ka mid ah shacabaka magaalada Kismaayo. Ujeedka safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Magaalada Kismaayo uu yahay sidii...

Post

Golaha shacabka oo sharci muhiim ah meelmariyay

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaano ka tirsan  Golaha shacabka ayaa meelmariyay sharciga hindise sharciyeedka ‘Dhowrista maal-gashadayaasha iyo maalgashiga. Sharcigaan waxaa u codeeyey 145 Xildhibaan, halka laba Xildhibaan ay ka aamustay, wax diidayna ma jirin. Sidoo kale ajendaha maanta ee Goolaha waxaa ku jirta qeybinta warbixinta akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka la dagaalanka argagixisada. Xildhibaanada Golaha shacabka...

Post

Shabaab oo cayaal-weero ku laayay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa magaalada Muqdisho ka fuliyay dilal dhawr ah oo ay la beegsadeen sida la sheegay kooxo cayaal- weerara ah oo dhibaato ku hayay shacabka Muqdisho. Degmooyin dhawr ah oo magaalada Muqdisho ayaa kooxda Al- Shabaab waxa ay ku dileen dad lagu qiyaasay ku dhawaad 10 qof oo inta badan...

Post

Somali Media fraternity slam misleading statement from the office of Somalia’s Attorney General

MOGADISHU, Somalia 28 February, 2023 – Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Media Association (SOMA) and Somali Mechanism for Safety of Journalists (SMSJ) slam  the incorrect statement issued by the office of the Attorney general today, Tuesday 28 Feburary, on the re-arrest of SJS Secretary General  Abdalle Ahmed Mumin,  which aims to mislead  the case. After consultations with...

Post

Xasan Sheekh oo Kismaayo u tagaya isku soo dhawaynta  Jubbaland & Gedo

Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose  ku wajahan  halkaa soo uu kulamo kula qaadan doonto Hoggaamiyaha maamulkaas Axmed Madoobe. Qaban qaabada soo dhawaynata Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa  ka jirta magaalada Kisamaayo , waxaana waddooyinka magaaladaas ka dhigay ciidamo hor leh. Ujeedka safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee...