Month: March 2023

DEG -DEG : Hoobiyaal lagu garaacay Villa- Soomaaliya.
Post

DEG -DEG : Hoobiyaal lagu garaacay Villa- Soomaaliya.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho maqribnimadii caawa waxaa mar qura laga maqlay dhawaqa hoobiyaal ku dhacaya xaafadaha Muqdisho. Tiro badan oo Hoobiyaal ah ayaa ku dhacay agagaaraha xarunta Madaxtooyada oo ku taala Degmada Wartanabadda ee Magaalada Muqdisho. Qalqal ayaa mar qura waxa – galay dhaq- dhaqaaqa meelo badan oo magaalada magaalada Muqdisho , meelaha...

Isku shaadheyn ayaa lagu sameeyay Taliska Booliska gobolka Banaadir.
Post

Isku shaadheyn ayaa lagu sameeyay Taliska Booliska gobolka Banaadir.

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyaha qaybta Galbeed ayaa loo magacaabay G/G/lle Mooshin, Qaybta Bari Waxaa loo magacaabay Macallin Aadan, halka waliyow Cadde loo magacaabay G/lle Daa’uud  Caraale. Saldhigyada la isku bedelay ayaa kala ah. Saldhiga kaaraan, ayaa loo bedelay Dharkaynley, taliyaha saldhiga Dharkaynley Waxaa loo bedelay Cabdicasiis. Taliyaha saldhiga Cabdicasiis Waxaa loo bedelay saldhiga Waaberi. Taliyaha...

Ka –hadalka qabashada Ceelbuur ma dhamaato miyaa ?
Post

Ka –hadalka qabashada Ceelbuur ma dhamaato miyaa ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Deegaano ka tirsan gobolad Mudug iyo Galgaduud waxaa ka soconaya ,dhaq- dhaqaaq lagu doonayo in Al- Shabaab loogu saaro degmada Ceelbuur ee gobolka galgaduud. Ciidamo aad u  – fara badan ayaa la sheegayaa in  maamulka Galmudug uu ku diyaarinayo deegaano ka mid ah  gobolka galgaduud si ay u jabiyaan kooxda Al- Shabaab...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Laascaanood ee gobolka Sool
Post

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Laascaanood ee gobolka Sool

Laascanood (Raxanreeb ) Ciidamada jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland iyo maleeshiyaadka deegaanka ayaa weli isku hor fadhiya aaggag u dhaw magaalada Laasacaanood oo ay ku dagaallamayeen tan iyo horraantii bishii hore. Dhanka kale, shacabka ka barakacay magaalada ayaa xaalad adag ku wajahaya deegaannada ay gaareen. Waxaa inta badan deegaannadaas ka curtay roobab,...

NISA Ma waxay tijaabinaysaa sharciga ay meelmarsatay ?
Post

NISA Ma waxay tijaabinaysaa sharciga ay meelmarsatay ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda NISA ayaa goor habeen ah waxay ay weerar ku qaatay , guri uu Muqdisho ka degan yahay ganacsade caan ka ah caasimadda. Ciidanka ayaa howlgal gaar ah iyo weerar ku qaaday guriga Xaaji Ibraahim Macallin ( Ibraahim Kaah) Rasaas ayaa laga maqlayay guriga ganacsadahan , mase ahayn mid is waydaarsi ah...