Garoowe (Raxanreeb )- Burcad badeed Soomaali ah ayaa bad waynta Hindiya ka af duubay Markab lagu magacaabo MV ABDULLAH, ayna saaran yihiin 23-shaqaale ah. Markabka la afduubtay ayaa ka yimid dalka Mozambique asagona ku sii jeeday Dubai,sida ay qortay The Business Standard. Kooxaha burcad badeeda dhanooda ma jiraan wax war ah oo ay ka soo...
Month: March 2024
Jowhar oo ka dhacay shir u dhaxeeyay Hirshabeelle iyo hay’adaha QM
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan u dhaxeeyay maamulka Hirshabeelle iyo Hay’addaha UN-ka ee ka shaqeeyo arrimaha gargaarka bini’aadanimo ee WFP.
JABUUTI oo nidaam darro ugu guurtay fariisimihii ay ku lahayd Beledwayne.
Beledwayne (Raxanreeb )- Ciidanka Jabuuti oo qayb ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa maanta oo Talaada ah ka baxday fariisimo ay ku lahayd magaalada Beledwayne. Ciidankan ayaa la arkayay iyaga oo baneeynayo fariisimahooda magaalada oo ay deganayeen in ka badan 10 sanno si ay ugu qayb qaataan amniga Soomaaliya. Wali si rasmi...
Mareykanka oo taageero weyn u fidinaya Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa taageeraddii ugu weyneyd u fidinaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, xilli dalka uu ka jiro xiisad siyaasadeed.
In ka badan 10 qof oo lagu dilay gobolka Mudug.
Gaalkacyo (Raxanreeb )- Wararka aan ka helayo miyiga gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas ay ku dhinteen dad badan ka dib dagaal beeleed halkaas ka dhacay. Dagaalkan ayaa u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo wada dega degaanka Towfiiq ee gobolka Mudug halkaas oo marar badan dagaalkan uu ku soo noq noqday. inta la xaqiijiyay 10...
Kenyan-led Haiti mission in pre-deployment stage – minister
The Kenyan government has vowed to go on with the deployment of hundreds of police officers to Haiti despite the escalating gang violence in the Caribbean country. Kenya’s Interior Minister Kithure Kindiki on Monday said the mission to send about 1,000 police officers to Haiti was in the pre-deployment stage. Mr Kindiki also said that...
Goormee dalka ka dhamanayaan ciidanka ATMIS ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa meel gaba – gaba ah maraya qorshaha ka bixitaanka Soomaaliya ciidanka ATMIS ee howlgalka midowga Afriak ee ka socda guud ahaan dalka. Saraakiil ka kala socda Qaramada Midoobay iyo midowga Afrika ayaa ka wada hadlaya waqtiga u harsan ciidanka ATMIS ee ah sii joogitaankooda guud ahaan Soomaaliya. Madaxa ATMIS Souef Mohamed...
XOWLI : Is-kooxaysi siyaasadeed ka socda magaalada Muqdisho .
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa ka socda isbahaysiyo cusub oo ay ku midaysan yihiin dhinacyo badan oo ku lug leh siyaasadda dalka. Magaalada waxaa hore ugu sugnaa masuuliyiin xilal sar sare ugu soo qabtay dalka kuwaas oo ujeedkooda uu yahay ka qayb qaadashada isbedelka siyaasadeed ee dalka ka socda. Hadda waxaa...
FURSAD : AS oo fursad loo siiyay inay dib ula wareegaan deegaan muhiim ah.
Camaara (Raxanreeb )- Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa isaga baxay deegaano badan oo muhiim ah oo ay hore ugu saareen kooxda Al- Shabaab ka dib dagaal ay la galeen. Deegaano Dowladda ay kaga dhinteen , saraakiil muhiim ah ayay ciidanka dowladda Soomaaliya gabi ahaanba sabab la’aan ugu baxeen taas oo dhaleecayn badan ay kala kulantay. Kooxda...
MUQDISHO : Aabe 80 jir ayaa la sheegay inuu ku dilay wiilkiisa.
Muqdisho (Raxanreeb )- Degmada Karaan ee magaalada Muqdisho Aabo 80 sanno jir ah ayaa la sheegayaa inuu ku dilay wiilkaas , ilaa iyo hadda lama sheegin sababta. Dilka wiilka ayaa ka dhacay markii wiilka iyo aabihiisa uu dagaal dhaxmaray isla markaana aabaha uu midi u adeegsaday dilka wiilkiisa sida ay sheegeen dadka deegaanka. Aabaha dilay...








