Day: August 24, 2026

Home » Archives for August 24, 2026
Taliyaha CXDS oo Muqdisho Tababar Ugu Soo Xiray Saraakiil Ciidan
Post

Taliyaha CXDS oo Muqdisho Tababar Ugu Soo Xiray Saraakiil Ciidan

Muqdisho (Raxanreeb Online): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa lagu soo bandhigay heerka aqooneed iyo xirfadaha ay saraakiishu ka kororsadeen muddadii uu tababarku socday. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saraakiisha kula dardaarmay inay...

WAR: Duqayn Lagu Beegsaday Koox Looga Shakisanyahay inay Saad u Siday Burcad-badeedda
Post

WAR: Duqayn Lagu Beegsaday Koox Looga Shakisanyahay inay Saad u Siday Burcad-badeedda

Xeebaha Puntland (Raxanreeb Online): Duqayn laga fuliyay deegaan xeebeed ayaa lagu beegsaday koox la sheegay inay saad iyo sahay u siday burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay markab kusoo wajahnaa Soomaaliya. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in ku dhowaad 10 qof ay ku dhinteen duqaynta, taas oo noqonaysa mid kamid ah weerarradii ugu khasaaraha badnaa ee...

Somalia Deploys Danab Commandos to Baidoa Amid Rising Security Threats
Post

Somalia Deploys Danab Commandos to Baidoa Amid Rising Security Threats

BAIDOA —Somalia’s Federal Government has deployed additional Danab commandos to Baidoa and its surrounding areas as authorities step up security following a series of attacks targeting the southwestern city. The deployment comes amid reported assaults by Al-Shabaab militants and armed groups loyal to Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, the former leader of South West State. Federal...

DEG-DEG: Ciidamo Ka Soo Jeeda Sanaag oo Lagu Diiwaangelinayo Dowladda Waqooyi Bari
Post

DEG-DEG: Ciidamo Ka Soo Jeeda Sanaag oo Lagu Diiwaangelinayo Dowladda Waqooyi Bari

Sanaag (Raxanreeb Online): Wararka laga helayo Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Waqooyi Bari ay iska kaashanayaan diiwaangelinta ciidamada kasoo jeeda gobolka Sanaag ee ka tirsan Dowladda Waqooyi Bari. Ciidamada la diiwaangelinayo ayaa la sheegay inay yihiin kuwo kasoo jeeda deegaannada Sanaag, waxaana lagu wadaa in xogtooda lagu daro keydka xogta...

DEG-DEG: Maxkamadda Sare oo Laashay Natiijadii Doorashada Galmudug
Post

DEG-DEG: Maxkamadda Sare oo Laashay Natiijadii Doorashada Galmudug

Dhuusamareeb (Raxanreeb Online): Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa laashay natiijadii doorashadii isku-sidkanayd ee maamulka Galmudug, taas oo uu ku guuleystay urur-siyaasadeedka JSP, iyadoo musharraxa ururka uu ahaa ganacsade Liibaan Axmed. Maxkamadda ayaa sheegtay in natiijada doorashada aysan waafaqsanayn sharciga, waxaana ay amartay in doorashada dib loo celiyo. Dacwadda ka dhanka ahayd natiijada doorashada waxaa gudbiyay...

DEG-DEG: Laalidda Natiijada Doorashada Galmudug oo Xiisad Siyaasadeed Abuurtay
Post

DEG-DEG: Laalidda Natiijada Doorashada Galmudug oo Xiisad Siyaasadeed Abuurtay

Dhuusamareeb (Raxanreeb Online): Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku laashay natiijada doorashada Galmudug ayaa dhaliyay xiisad siyaasadeed, iyadoo arrintan ay saameyn ku yeelan karto geeddi-socodka doorashooyinka tooska ah ee dalka. Xildhibaan Cagaweyne, oo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metela Galmudug, ayaa si adag uga horyimid go’aanka Maxkamadda Sare, isagoo ku tilmaamay mid aan caddaalad ahayn....

MW Xasan Sheekh: “Nolol Silic ah ayaan ku Soo Koray”
Post

MW Xasan Sheekh: “Nolol Silic ah ayaan ku Soo Koray”

Muqdisho (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka sheekeeyay duruufihii adkaa ee uu ku soo koray iyo noloshii carruurnimo ee uu soo maray. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in aabbihii uu ahaa curyaan, isaga oo xusay in markii dambe uu ku koray agoonnimo, isla markaana qoyskoodu aysan haysan hanti badan. “Xasan...

DEG-DEG: Türkiye oo Sheegtay inaysan Waxba Kala Socon Duqaymaha Xeebaha Nugaal
Post

DEG-DEG: Türkiye oo Sheegtay inaysan Waxba Kala Socon Duqaymaha Xeebaha Nugaal

Nugaal (Raxanreeb Online): Dowladda Türkiye ayaa sheegtay in aysan wax xog ah ka hayn duqaymaha maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal ee Puntland, sida ay werisay BBC. Ilaa saddex duqaymood ayaa laga soo sheegay xeebaha Nugaal, kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in in ka badan 10...

Somalia’s Supreme Court Annuls Galmudug Election Results, Orders Fresh Vote
Post

Somalia’s Supreme Court Annuls Galmudug Election Results, Orders Fresh Vote

MOGADISHU — Somalia’s Supreme Court has annulled the results of the election held in Galmudug and ordered the Independent National Electoral Commission to conduct a fresh vote. Announcing the ruling, Chief Justice Bashe Yusuf Ahmed said the Court had identified serious procedural irregularities that could not be remedied without rerunning the election. He said the...