Day: August 25, 2026

Home » Archives for August 25, 2026
Soomaaliya iyo Shiinaha oo Muqdisho Ka Daah-furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga
Post

Soomaaliya iyo Shiinaha oo Muqdisho Ka Daah-furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga

Muqdisho (Raxanreeb Online): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha. Madasha waxaa ka qeyb galay wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, safiirrada Soomaaliya iyo Shiinaha, Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed,...

DEG-DEG: Deni oo Dhinowda Ka Dhawaaqay Gogol Nabadeed
Post

DEG-DEG: Deni oo Dhinowda Ka Dhawaaqay Gogol Nabadeed

Dhinowda, Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Dhinowda ee gobolka Mudug kaga dhawaaqay gogol nabadeed oo lagu qabanayo magaalada Garoowe, kaas oo looga gol leeyahay in dib loo soo celiyo wada-noolaanshaha iyo isku-xirnaanta bulshada Towfiiq iyo Dhinowda. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in gogosha nabadeed ay saldhig u noqon doonto dadaallada...

Puntland oo Shaacisay Qorshe Maalgashi oo $1.78 Bilyan ah
Post

Puntland oo Shaacisay Qorshe Maalgashi oo $1.78 Bilyan ah

Garoowe (Raxanreeb Online): Dowladda Puntland ayaa shaacisay Qorshaha Horumarinta Puntland ee 4-aad (2026–2030), kaas oo lagu qorsheeyay in lagu maalgeliyo guud ahaan $1.78 bilyan afarta sano ee soo socota. Qorshahan ayaa diiradda lagu saaraya sidii Puntland loo gaarsiin lahaa dhaqaale kobcaya, shaqo-abuur, adeegyo bulsho oo tayo leh iyo isku-filnaansho, iyadoo bartilmaameedku yahay in la gaaro...

DEG-DEG: Cabdirashiid Janan oo Kenya Ka Dalbaday Xilal iyo Isbeddello Jubbaland ah
Post

DEG-DEG: Cabdirashiid Janan oo Kenya Ka Dalbaday Xilal iyo Isbeddello Jubbaland ah

Nairobi (Raxanreeb Online): Taliyihii hore ee Sirdoonka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Gedo, Cabdirashiid Janan, oo dhawaan u wareegay dhinaca Jubbaland, ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sida xogaha laga helayo Nairobi ay tilmaamayaan, Janan ayaa Jubbaland ka dalbaday xil Xildhibaan Federaalka ah, xil Wasiir oo ka tirsan Jubbaland iyo dalabyo...

Suspected Al-Shabaab Fighters Retreat After Clashing With KDF
Post

Suspected Al-Shabaab Fighters Retreat After Clashing With KDF

WAJIR — Kenya Defence Forces troops repelled an attack by suspected Al-Shabaab militants near the Kenya–Somalia border on Saturday evening, local officials said. The confrontation occurred on 22 August in Konton, Wajir County, as troops stationed at a nearby military camp conducted a mobile patrol. An unknown number of suspected militants reportedly opened fire on...

DEG-DEG: Madaxweyne Deni oo Gaaray Dhinowda, Xiisadna Ka Dhalatay
Post

DEG-DEG: Madaxweyne Deni oo Gaaray Dhinowda, Xiisadna Ka Dhalatay

Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray deegaanka Dhinowda ee bariga Gobolka Mudug, halkaas oo uu ku marayo socdaal la xiriira xaaladda deegaanka iyo bulshada. Dhinowda ayaa kamid ah deegaannada ay si weyn u saameeyeen isbeddelka cimilada iyo bacaadka, iyadoo qaybo badan oo deegaanka ah uu bacaad daboolay, taasoo saameyn ku...

UPDATE: Ciidamada Turkiga oo Si Dhow ula Socda Markabka M/V LUTUF
Post

UPDATE: Ciidamada Turkiga oo Si Dhow ula Socda Markabka M/V LUTUF

Xeebaha Puntland (Raxanreeb Online): Ciidamada Turkiga ayaa weli si dhow ula socda markabka M/V LUTUF, oo ay kooxo burcad-badeed Soomaali ah ka afduubteen xeebaha Puntland, iyadoo wararku sheegayaan in markabku siday qalab isgaarsiineed iyo agab kale oo loogu talagalay howlaha Turkiga ee Soomaaliya. Sida xogaha la helayo tilmaamayaan, laba markab oo laga leeyahay Turkiga ayaa...

Villa Somalia Bows to Court Ruling as Galmudug Heads Back to Polls
Post

Villa Somalia Bows to Court Ruling as Galmudug Heads Back to Polls

MOGADISHU—Somalia’s Federal Government has agreed to rerun parliamentary and local council elections in Galmudug after the Supreme Court annulled the results of the regional polls held on 30 July 2026, according to reports. The decision was reportedly made at a high-level meeting chaired by President Hassan Sheikh Mohamud on Monday night. Prime Minister Hamza Abdi...