Muqdisho (Raxanreeb Online): Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan yeeshay. Labada masuul ayaa kulankooda kaga wada hadlay xaaladda siyaasadeed iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya, iyadoo la filayo in ay is-weydaarsadeen aragtiyo ku saabsan marxaladda uu dalku ku jiro. Kulankan ayaa kusoo beegmaya xilli ay...
Day: August 21, 2026
DEG-DEG: Ciidamada PMPF oo La Wareegay Xerada Bardadheere
Puntland (Raxanreeb Online): Ciidamada PMPF ayaa la wareegay xerada Bardadheere, oo la sheegay inay ku taallo deegaan ay degaan reer Bicidyahan. Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in tallaabadan ay qeyb ka tahay qorshe la xiriira dib-u-habeyn iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda deegaannada Puntland. Xogaha hordhaca ah ayaa sidoo kale tilmaamaya in Madaxweyne Siciid...
Cirro: Somaliland Waxay Doonaysaa Door Istiraatiiji ah oo La Mid ah Jabuuti
Hargeysa (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay doonayso inay yeelato door istiraatiiji ah oo gobolka ah, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo ilaalinta marin-biyoodka Badda Cas. Cirro oo la hadlay wargeyska The Economist ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay oggolaato in dalal shisheeye ay saldhigyo millatari...
DEG-DEG: Shaqaale Turki ah oo ka tirsan SADAT oo lagu arkay Soomaaliya
Shabeellaha Dhexe (Raxanreeb Online): Xog laga helayo ilo amni ayaa sheegaysa in xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin shirkadda amniga gaarka loo leeyahay ee Turkiga SADAT lagu arkay qaybo ka mid ah koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe. Sida ay sheegayaan ilaha, xubnahan ayaa lagu arkay deegaano ka tirsan koonfurta dalka, waxaana lagu...
Deni oo Kormeeray Hawlaha Biyo-saarka Magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo, 21 Agoosto 2026 (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay ka socdaan hawlo lagu baneynayo dhulka iyo dumista dhismayaal si loo sameeyo marin-biyoodyo cusub. Goobaha shaqadu ka socoto ayaa horey loo calaamadeeyay kaddib markii injineerro ay baaritaanno ku sameeyeen dhulka...
DEG-DEG: Ciidamo Sheegtay inay Ka Tirsan Yihiin Waqooyi Bari oo La Wareegay Milxo
Sanaag (Raxanreeb Online): Ciidamo sheegay inay ka tirsan yihiin Dowladda Waqooyi Bari ayaa la wareegay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag, oo kamid ah goobaha dahabka laga qodo ee gobolka. Ciidamadan ayaa la sheegay inay yihiin ciidamo kasoo jeeda deegaanka Milxo, kuwaas oo sheegay in laga bilaabo hadda arrimaha magaalada, amniga shacabka iyo khayraadka dahabka lagala...
DFS oo Caddeysay Mowqifkeeda ku Aaddan Qubrus
Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u caddeysay inay aqoonsan tahay madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Qubrus, iyadoo sheegtay in mowqifka rasmiga ah ee Soomaaliya uu yahay mid waafaqsan xeerarka caalamiga ah iyo qaraarrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa bayaan ay...
Kalluumeysatada Garmaal oo Ka Cabtay Duqeymo Lagu Burburiyay Doonyo
Nugaal (Raxanreeb Online): Kalluumeysatada deegaanka Garmaal ee gobolka Nugaal ayaa sheegay inay habeenkii xalay la kulmeen duqeymo lagu burburiyay doonyo ay ku xiranayeen xeebta. Kalluumeysatada ayaa sheegay in dhacdadan ay timid kaddib weerarro hore oo lagu beegsaday doonyo kale, kuwaas oo sababay dhimasho iyo burbur. Waxay sheegeen in xaaladda amni ee xeebaha ay keentay inay...
Burcad-badeed Soomaali ah oo Qabsaday Markab Lala Xiriirinayo Iiraan iyo Xuutiyiinta
Puntland (Raxanreeb Online): Warbixin lagu daabacay The New York Times ayaa lagu sheegay in burcad-badeed Soomaali ah ay gacanta ku dhigeen markab shidaal oo dhawaan lagu afduubtay xeebaha Yemen, kaas oo la sheegay inuu ku rarnaa shidaal ama xamuul lala xiriirinayo Iiraan iyo Xuutiyiinta Yemen. Markabka ayaa lagu soo warramay inuu ku safrayay calanka Eritrea,...
Xiisadda Türkiye iyo Israa’iil: Soomaaliya ma noqon kartaa goobta xigta ee loollanka?
Xiisadda u dhexeysa Türkiye iyo Israa’iil ayaa maalmahan si weyn u sii xoogeysatay. Dowladda Türkiye waxay hadda codsatay in Interpol ay soo saarto Red Notice oo ku saabsan Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, iyadoo arrintan la xiriirisay dacwad ka socota maxkamad ku taalla Istanbul oo ku saabsan weerarkii lagu qabtay maraakiib gargaar oo u socday...









