Gaalkacyo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Gobolka Mudug, iyadoo shacabka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay muujinayeen taageero iyo soo dhoweyn ay u sameynayaan Madaxweynaha. Soo dhoweynta ayaa ka dhacday magaalada Gaalkacyo, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland, maamulka gobolka iyo degmada, saraakiisha...
Day: August 23, 2026
DEG-DEG: Maxkamad Mareykan ah oo Baabi’isay Hakintii Fiisaha 75 Dal, Soomaaliya Ku Jirto
Washington (Raxanreeb Online): Garsoore ka tirsan Maxkamadda Degmada Federaalka ee Manhattan, Jeannette A. Vargas, ayaa 21-kii Agoosto 2026 meesha ka saartay siyaasaddii maamulka Madaxweyne Donald Trump ee hakisay bixinta fiisooyinka socdaalka (immigrant visas) ee muwaadiniinta 75 dal, oo ay Soomaaliya kamid tahay. Garsooraha ayaa go’aamisay in siyaasaddaasi ay ahayd mid ka hor imaanaysa sharciga, isla...
Deni: “Mudug Waxaan U Abaal-gudayaa, Waxay U Qalmaan Laba Gobol iyo Ka Badan”
Gaalkacyo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in shacabka Gobolka Mudug ay door weyn ku leeyihiin dhismaha iyo dowladnimada Puntland, isla markaana ay mudan yihiin in loo abaalgudo kaalintii ay soo qaateen. Madaxweyne Deni ayaa tilmaamay in shacabka Mudug ay wax badan geliyeen dowladnimada, isagoo sheegay in gobolka uu leeyahay muhiimad...
Deni: “Si Adag Ayaan Ula Dagaallamaynaa Burcad-badeedda”
Gaalkacyo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in Puntland ay si adag ula dagaallami doonto burcad-badeedda, isagoo tilmaamay in dagaalka ka dhanka ah kooxahaasi uu noqonayo mudnaanta koowaad ee maamulka. Deni ayaa sheegay in Puntland ay hadda xoogga saari doonto la-dagaallanka burcad-badeedda, isla markaana ay qaadi doonto tallaabooyin lagu wiiqayo awooddooda...
DEG-DEG: Kooxo Hubaysan oo Lagu Soo Warramay inay Galeen Magaalada Marka
Marka (Raxanreeb Online): Wararka laga helayo magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in kooxo hubaysan oo dhawaan ku dhawaaqay maamul ay ugu yeereen Koonfur-bari Soomaaliya ay gudaha magaalada soo galeen. Kooxahan ayaa la sheegay inay magaalada ka taageen calankooda, iyagoo ku dhawaaqay in aysan ka tirsanayn Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Tallaabadan ayaa kusoo...
Somali Government Tightens Security Across Mogadishu After Recent Explosions
MOGADISHU— The Federal Government of Somalia has reinforced security measures across Mogadishu following a series of explosions reported in parts of the capital last week, none of which caused casualties. Security personnel have been increased at checkpoints throughout the city, with officers carrying out more extensive inspections of vehicles and passengers. Additional forces have also...





