Day: August 22, 2026

Home » Archives for August 22, 2026
Baidoa on Edge as Rival Forces Mobilise
Post

Baidoa on Edge as Rival Forces Mobilise

BAIDOA (Raxanreeb Online) — Tensions are rising in and around Baidoa following reports of significant troop movements to positions on the outskirts of the city, amid an escalating political dispute over the leadership and direction of South West State. Sources in the Bay region say a large contingent of heavily armed forces, reportedly aligned with...

SOMALIA: Local Forces Eliminate Senior Al-Shabaab Commander in Middle Shabelle
Post

SOMALIA: Local Forces Eliminate Senior Al-Shabaab Commander in Middle Shabelle

MOGADISHU — Local defense forces in the Wargaadhi area of the Middle Shabelle region have killed a senior Al-Shabaab operative during a targeted raid in the village of Tawakal. The deceased commander, 57-year-old Abdullahi Mohamud Odowaa, known by the alias Faadhuud, managed the militant group’s financial extortion network, overseeing forced revenue collection under the guise...

Wasiir Fiqi iyo Xoghayaha Guud ee IMCTC oo Muqdisho Ka Daah-furay Hindisaha “Saxafiga Nabadda” SAWIRO
Post

Wasiir Fiqi iyo Xoghayaha Guud ee IMCTC oo Muqdisho Ka Daah-furay Hindisaha “Saxafiga Nabadda” SAWIRO

Muqdisho (Raxanreeb Online): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Milatari ee Dalalka Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed Bin Saciid Al-Mageedi, ayaa si rasmi ah Muqdisho uga daah-furay hindisaha “Saxafiga Nabadda” oo uu hirgelinayo Isbahaysiga. Hindisahan ayaa diiradda lagu saarayo xoojinta awoodda warbaahinta, kor u qaadista...

DEG-DEG: Puntland oo Cambaareysay Duqeymaha Xeebaha Nugaal
Post

DEG-DEG: Puntland oo Cambaareysay Duqeymaha Xeebaha Nugaal

Garoowe (Raxanreeb Online): Dowladda Puntland ayaa cambaareysay duqeymo lagu soo warramay in maraakiib dagaal oo caalami ah ay ka geysteen xeebaha gobolka Nugaal, kuwaas oo lagu beegsaday kalluumeysato iyo hanti ay leeyihiin dadka deegaanka. Puntland ayaa sheegtay in duqeymihii ka dhacay deegaanka Garmaal 18-ka iyo 20-ka Agoosto 2026 ay sababeen khasaare soo gaaray dad rayid...

DEG-DEG: Markab Calanka Kamaruun Ku Jira oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya
Post

DEG-DEG: Markab Calanka Kamaruun Ku Jira oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Xeebaha Soomaaliya (Raxanreeb Online): Markab ganacsi oo ku gooshayay calanka Kamaruun, balse ay leedahay shirkad laga leeyahay Türkiye, ayaa lagu afduubtay biyaha Soomaaliya, iyadoo la sheegay inuu xambaarsanaa qalab isgaarsiineed iyo qalab ciidan oo casri ah. Xogaha hordhaca ah ayaa sheegaya in xilliga markabka la afduubtay ay saarnaayeen 10 qof, oo kala ahaa lix Hindi...

DEG-DEG: Aadan Madoobe oo Baydhabo Gaaray, Digniin Adagna Diray
Post

DEG-DEG: Aadan Madoobe oo Baydhabo Gaaray, Digniin Adagna Diray

Baydhabo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee ka taagan magaalada iyo nawaaxigeeda. Aadan Madoobe oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Koonfur Galbeed ay si adag isaga difaaci doonaan...

DEG-DEG: Ciidamo Taabacsan Laftagareen oo Ku Qulqulaya Duleedka Baydhabo
Post

DEG-DEG: Ciidamo Taabacsan Laftagareen oo Ku Qulqulaya Duleedka Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb Online): Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamo tiro badan oo la sheegay inay ka amar qaataan Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ay ku qulqulayaan furimaha dagaalka ee duleedka magaalada Baydhabo. Ciidamadan ayaa la sheegay inay si gaar ah u hubeysan yihiin, waxaana wararku tilmaamayaan inay kasoo dhaqaaqeen degmada...

QM: Saddexdii Soomaali ah Mid Ayaa Wajahaya Cunto-yaraan
Post

QM: Saddexdii Soomaali ah Mid Ayaa Wajahaya Cunto-yaraan

Muqdisho (Raxanreeb Online): Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in xaaladda bani’aadantinimo ee Soomaaliya ay sii xumaanayso, iyadoo qiyaastii saddexdii qof ee Soomaali ah mid ka mid ah uu wajahayo cunto-yaraan. Warbixinta ayaa kusoo beegmaysa xilli ay si weyn hoos ugu dhaceen kaalmihii caalamiga ahaa ee Soomaaliya, iyadoo la sheegay in taageeradii dibadda ay hoos u dhacday...