Belgrade (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Serbia. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Serbia, waxa uu kulan muhiim ah...

