Dhuusmareeb (Raxanreeb) Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay in ay la wareegeen degmada Galcad ee gobolka galgaduud , halkaas oo in muddo ay maamulayeen kooxda Al- Shabaab. Dagaakl labada dhinac dhaxmaray ayaa u suurtagashay in ciidanak Dowladda ay soo gasho gacantooda dhawr deegaan oo ka mid ah maamulka Galmudug . Deegaannada Baraag Sheekh Caamir,...
Month: March 2023
Imaam Masjid oo dil fool xun loogu gaystay duleedka Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Goobjoogayaal ku sugan duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in halkaas lagu dilay qof imaan ahaa . Waxaa la sheegay in dilkaas oo ahaa mid aad u daran u gaystay qof dhallinyara ah oo mu’adin ahaa kaas oo ka dhacay deegaanka Waydow oo ah duleedka caasimadda Baakad ayaa la sheegay in loo adeegsaday...
Sharuud kale oo ku xiran in Laascanood xabad joojin ka dhaqan–gasho.
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ka socday maalmihii la soo dhaafay , dadaalo nabadeed oo ay wadeen odayaasha dhaqanka ee ka safray magaalada Muqdisho. Odayaashan dhaqanka ayaa magaalada Laascanood waxa ay kula kulmeen isimada Odayaasha gobolada Sool , sanaag & cayn oo ay kala hadleen xiisada ka jirta magaalada Laasacnood. Isimada...
Sawirro: Isbitaalka Degmada Aadan Yabaal oo 15-sano kaddib dib loo furay
Isbitaalka Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 15-sano kaddib dib loo furay, maamulka Degmadaas, Shacabka & howlwadeennada Caafimaadka ayaa si wadajir ah uga hadlay muhiimadda uu u leeyahay Isbitaalkani.
WARCUSUB : Weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay duleedka Kismaayo
Kismaayo ( Raxanreeb ) Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa Al- Shabaab waxa ay ku qaaday deegaanka Baarsanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose. Dad ku sugan Kismaayo ayaa sheegay in weerarkan uu socday wax ka badan saacad halkaas oo laga maqlayay hubka culus. Halka uu weerarka ka dhacay waxaa ku suganaa ciidamo ka...
Banaanbax ka dhan ah Mahad Salaad & NISA & oo la filayo inuu ka dhaco Muqdisho.
Muqdisho ( Raxabreeb ) Banaanbax ka dhan ah Hay’ adda NISA iyo Taliyaha Hay’adaas Mahad Salaan ayaa lagu wadaa in maanta uu ka dhaco magaalada Muqdisho. Banaanbaxan waxaa horkacaya ehelada Taliyihii hoggaanka Hay’ adda NISA Cabdullaahi dheere oo ciidamo ka tirsan dowladda weerar ku qaaday hoygiisa halkaas oo ay ka kaxaysteen eheladiisa. Qalan qaabada Banaanbaxa...
Dab xooggan oo ka kacay xarun muhaajiriin lagu hayo oo ku taalla Mexico
Dab xooggan oo dhimasho sababay ayaa ku faafay xarun lagu hayo muhaajiirinta oo ku taalla magaalada Ciudad Juárez oo saaran xadka Mareykanka iyo Mexico.
Maamulka gobolka oo $69,000 siinaya dadkii ku waxyeeloobay weerarkii..
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay dhaqaale loo qorsheeyey in la siiyo dadkii ay waxyeelladu ka soo gaartay weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaaday xarunta maamulka gobolka Banaadir.
MUQDISHO : Waxba iskama bedelin amniga bisha Ramadaan
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tan & markii la guda galay bisha barakaysan ee Ramadaan xoojiyay – howlgalka ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga caasimadda. Ciidanka ku guulaystay , intii ay wadeen howlgaladan in albaabado u laaban goobo badan oo lagu iibinayay waxyaabaha maanka dooriya isla markaana xabsiga dhigay dad...
Kooxaha Diimaha Kenya oo booqday kaniisad iyo masaajid la gubay xalay
Golaha Diimaha ee Kenya ayaa booqday xaafadda isku raranta Kibra ee magaalada Nairobi halkaas oo habeenimadii Isniinta lagu gubay Kaniisad iyo dhismayaal madarasad oo ku yaallay Masaajid ku dheggan kaniisadda.







