Garoowe ( Raxanreeb Online) Ciidamada uu hoggaaminayo Jimcaale Jaamac Takar oo ku sugan duleedka magaalada Garoowe, ayaa soo saaray bayaan ay ku muujinayaan walaac ku saabsan wararka sheegaya iska hor imaad hubaysan oo ka dhaca Puntland iyo xiisad sii kordheysa oo ka dhex jirta ciidamada amniga gobolka. War-saxaafadeedka, ciidamadu waxay ku eedeeyeen maamulka Puntland, gaar...
Day: July 29, 2026
Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika kala hadashay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cali Dhaay, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika, Marwo Sylvie Baïpo-Temon, intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, iyagoo si gaar...
Wasiir Fiqi oo si adag uga jawaabay hadal kasoo yeeray maamulka Puntland
Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in wax howlgal ah ay dowladda federaalka ka wadin dhinaca Puntland, waxa uuna ku baaqay in la sii adkeeyo nabadda labada dhinac. “Waxa ay ahayd magaalo aanu dagaal ka dhcin 8 sano ee la soo dhaafay, waxana colaad ugu dambaysay kal...
Puntland-Based Forces Warn Against Armed Confrontation Amid Political Tensions
GAROWE— Forces led by Jimcaale Jamaac Takar and stationed on the outskirts of Garowe have issued a statement expressing concern over reports of a possible armed confrontation in Puntland and growing tensions among the region’s security forces. In the statement, the forces accused the Puntland administration, particularly President Said Abdullahi Deni, of contributing to the...


