Garoowe (Raxanreeb) – Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas kulan kula qaatay xubnaha Golaha wasiirada cusub. Kulankan madaxwayne Saciid Deni iyo Golaha wasiirada ee cusub ayaa noqonaya kulankii ugu horeeyay ee dhaxmara labada dhinac tan iyo la soo magacaabay xubnaha cusub. Waxaa la hadlay sida wararka ay sheegayaan dardargalinta ...
Month: March 2024
Maxaa ka socda maanta magaalada Beledwayne ?
Beledwayne (Raxanreeb )- Xaaladda deganaan ah ayaa ka jirta maanta oo Jimca ah magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan halkaas shalay ilaa xalay ay ka jirtay xiisad dagaal Magaalada waxaa si buuxda ula wareegay ciidan la sheegay in ay taageersan yihiin maamul la magac baxay Hiiraan State kuwaas oo magaalada kula dagaalamay kuwa Hirshabeelle. Magaalada Beledwayne...
Weerar AS ay ku qaadeen SYL oo la afjaray & khasaaraha jira.
Muqdisho (Raxanreeb )- Isbitaalada magaalada Muqdisho waxaa la dhigay tiro badan oo dhaawacyo ah kuwaas oo ku waxyeloobay weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen Hotelka SYL oo kaabiga ku haya Villa Soomaaliya. Waxaa dhaawacyadaas isbitaalka ku booqday Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam waxaana inta badan dhaawacyada la dhigay Isbitaalka Ordgan. Wasiirka ayaa...
SAAKA : Dhawacyo shacab & masuuliyiin la dhigay isbitaalada Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )- Isbitaalada magaalada Muqdisho waxaa la dhigay tiro badan oo dhaawacyo ah kuwaas oo ku waxyeloobay weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen Hotelka SYL oo kaabiga ku haya Villa Soomaaliya. Waxaa dhaawacyadaas isbitaalka ku booqday Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam waxaana inta badan dhaawacyada la dhigay Isbitaalka Ordgan. Wasiirka ayaa...
MUQDISHO : Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo lagu weeraray Hotelka SYL & rasaas la maqlayo.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Qarax xooggan ayaa waxa uu ka dhacay aagga Hotel SYL oo saaran xarunta Baarlamaanka iyo Villa Somalia.Warar ka qaar ayaa sheegaya in gudaha rasaas ka socoto laakiin aan lahaynin cida u dhaxeysa rasaastaas.Gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa ayaa marka hore la sheegay inuu ka gudbay goobo aad loo ilaaliyo oo ku...
Wasiiradii uu magacaabay DENI oo xilalka si rasmi ah ula wareegay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka dhacay , munaasabado xilalka ay ku kala wareegayaan wasiiradii hore iyo kuwa cusub. Wasiiradan cusub waxaa xil wareejintooda ka qayb galay musuuliyiin sare sare oo ka tirsan xukuumadda Saciid Cabdullaahi Deni iyo madax kale kuwaas oo bogaadiyay sida ay u dhaceen munaasabadaha xil...
Waa sidee caawa xaaladda Beledwayne ka dib dagaal halkaas ka dhacay ?
Beledwayne (Raxanreeb )- Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa caawa degan ka dib dagaal qaatay saacado badan oo halkaas ka socday tan iyo xalay. Dagaalkan waxaa u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan maamulka Hirshabeelle iyo kuwo kale oo taabacsan maamul la sheegtay in uu yahay Hiiraan State. Waxaa uu sababay dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray...
Tirada dad ku dhintay qarax ka dhacay Afgooye oo kordhay.
Afgooye (Raxanreeb )- Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose wararka caawa laga helayo ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan howlgal lagu sugayo amniga degmada. Howlgalkan ayaa ka danbeeyay ka dib markii maanta uu halkaas dhacay qarax waxyeelo u gaystay dad shacab ah iyo askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Qaraxa waxaa ku dhintay lix askari...
MUQDISHO : Habeeno is xig xiga oo laga maqlayo jugta hubka culus.
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa goor dhaw laga maqlay si gaar ah afurka ka dib jugta hubka culus oo dadka caasimada ku nool mar qura ay wada maqleen. Warar horudhaca ah ayaa sheegaya in jugta ay tahay qaraxa wayn halka wararkale ay sheegayaan inuu yahay qaraxa lala eegtay ciidanka Dowladda Soomaaliya. Magaalada Muqdisho oo ...
Soomaaliya oo deyn badan looga cafiyay Paris
Magaalada Paris ee dalka France, ayaa lagu saxiixay Heshiis Dowladda Soomaaliya looga cafiyay lacag dhan $1.2 Bilyan oo ay la haayeen dalalka ku bahoobay Nadiga Paris Club.









