Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Salax Axmad Jaamac, ayaa maanta xariga ka jaray Isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee haweenka oo lagu sameeyay daayac-tir iyo dib-u-nashqadeen ballaaran. Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaan gaar ah siinayso horumarinta adeegyada bulshada, gaar ahaan caafimaadka, si loo xaqiijiyo in...
Day: June 28, 2026
Home » Archives for June 28, 2026
Post
June 28, 2026June 28, 2026Warar
Baxrayn oo sheegtay in ay qabatay gantaalo laga soo riday Iran
Ciidanka difaaca cirka ee Baxrayn ayaa Axadii ku dhawaaqay in ay ka hortageen oo ay burburiyeen gantaalo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran. Ciidamada Baxrayn ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay ku shaaciyeen: “Tiro gantaallo ah oo loo adeegsaday weerarradan halista ah ee Iran ayaa la qabtay oo la burburiyey” waxayna qoreen in...
Post
June 28, 2026June 28, 2026Warar
Deni oo bilaabay kulamo looga arrinsanayo culayska siyaasadeed ee ka dareemayo ciidanka federaalka ee…
Garoowe ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Garoowe ka bilaabay kulamo la xiriira culasyada uu ka dareemayo ciidamo katirsan dowladda federaalka ee ku sugan deegaano kamid ah maamulkaas. Ilo xog-ogaal ah ayaa inoo sheegay in sacaadaha soo socda lagu wado in Deni uu kulamo la qaato Odayaasha dhaqanka, saraakiisha...


