Caracas ( Raxanreeb Online) In ka badan 900 oo qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 3,360 kalena ay ku dhaawacmeen dhul gariir ka dhacay dalka Venezuela, sida ay sheegtay dowladda, iyadoo samatabbixiyeyaashu ay wadaan baadigoobka dad badbaaday. Dadka dhaawacmay ayaa lagu daweynayaa goobo caafimaad oo macmal ah, kaddib markii tobaneeyo dhismo oo ku...
Day: June 27, 2026
Puntland Security Tensions Deepen Amid Rising Political Dispute
Garowe — Security concerns have resurfaced in Garowe, the capital of Somalia’s Puntland state, following reports of renewed tensions and clashes involving forces affiliated with the Puntland administration. Religious leaders in Garowe have called for a united stance against any actors threatening Puntland’s security, stability and political existence. In a strongly worded appeal, the clerics...
Somalia and International Partners Carry Out Fresh Airstrikes on Al-Shabaab Positions
Mogadishu — The Federal Government of Somalia said its forces, with support from international partners, have conducted a series of airstrikes targeting Al-Shabaab positions in several areas of the Middle Shabelle region. In a statement, the government said the operations were carried out in Gayfo, Ruun Idiris and Cali Gaduud, areas it described as key...
Wanted Suspect in $5M U.S. Nutrition Fraud Arrested in Mogadishu
Mogadishu — Somali security authorities have arrested Abdikarim Abdullahi Idle, 42, in Mogadishu, in connection with a major U.S. fraud investigation linked to the Feeding Our Future child nutrition program. According to the U.S. Department of Justice, Idle was arrested on June 25, 2026, after allegedly fleeing the United States to avoid prosecution. U.S. prosecutors...
Xil. Sanbaloolshe oo ku dhaartay inuusan uga hari doonin madaxweyne Xasan Sheekh weerarkii uu ku soo qaaday
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Agaasimihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali ( Sanbaloolshe) ayaa si kulul markale waxa uu uga hadlay weerarkii ciidanka dowladda ku soo qadeen 4-tii bishan Juun, xili uu ku sugnaa guriga xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar ee ku yaalla Muqdisho. Sanbaloolshe ayaa sheegay in guriga ay...
Nin ku eedeysan in Mareykanka lacag ka lunsaday oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya, ayaa qabatay nin ku eedeeysan in uu malaayin doollar kasoo lunsaday magaalada Minyaabolis ee gobolka Minisoota ee dalka Mareykanka. Madaxa FBI-da ee Minneapolis Christopher D. Dotson ayaa oga mahadceliyay dowladda Soomaaliya soo qabashada Cabdikariim Cabdullaahi Ciidle oo ah muwaadin soomaaliyeed oo khamiista lagu xiray Soomaaliya. “Qabashada Cabdikariim Ciidle waxay...
Amniga darrada ka jirta magaalada Garoowe oo walaac laga muujiyay
Garoowe ( Raxanreeb Online) Magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland, waxaa laga soo warinaya in xaalado amni darro ah ay kasoo cusboonadeen, kaddib markii ay maalmihii dambe ay kordheen isku dhacyada ciidamada kawada tirsan maamulka Puntland. Culimada magaalada Garoowe ayaa ku baaqay in meel looga soo wada jeensado cid walba oo wax u dhimaysa nabadgelyada...
Wasiirro katirsan XFS oo Baladweyne kaga qeyb galay xuska sannad guuradii 49-aad ee xornimada dalka Jabuuti
Baladweyne ( Raxanreeb Online) Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Beledweyne kaga qeyb galay munaasabadda lagu xusay 49-guurada ka soo wareegtay maalintii Jamhuuriyadda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay gumeysigii Faransiiska. Wafdiga waxaa ka mid ahaa Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Cismaan Dubad, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, Wasiiru-Dowlaha...
Mareykanka oo duqeymo bartilmaameed ah ka fuliyay Iran
Milatariga Mareykanka ayaa duqeymo ku qaaday bartilmaameedyo Iiraan ah ka dib markii Madaxweyne Donald Trump uu ku eedeeyay Iiraan “jabin doqonnimo ah” oo ay kula kacday xabbad-joojintii u dhexaysay, taas oo ka dambaysay weerar lagu qaaday markab xamuul ah oo marayay Marinka Hormuz. Ma jirin wax khasaare ah oo laga soo sheegay markii markabka ay...






