Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cali Dhaay, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika, Marwo Sylvie Baïpo-Temon, intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, iyagoo si gaar...
Month: July 2026
Wasiir Fiqi oo si adag uga jawaabay hadal kasoo yeeray maamulka Puntland
Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in wax howlgal ah ay dowladda federaalka ka wadin dhinaca Puntland, waxa uuna ku baaqay in la sii adkeeyo nabadda labada dhinac. “Waxa ay ahayd magaalo aanu dagaal ka dhcin 8 sano ee la soo dhaafay, waxana colaad ugu dambaysay kal...
Puntland-Based Forces Warn Against Armed Confrontation Amid Political Tensions
GAROWE— Forces led by Jimcaale Jamaac Takar and stationed on the outskirts of Garowe have issued a statement expressing concern over reports of a possible armed confrontation in Puntland and growing tensions among the region’s security forces. In the statement, the forces accused the Puntland administration, particularly President Said Abdullahi Deni, of contributing to the...
Puntland oo ciidamo badan geeysay waqooyiga magaalada Gaalkacyo
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamul goboleedka Puntland ayaa ciidamo aad u badan ku daabulay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, iyadoo dawladda Soomaaliya ku eedaysay in ay colaad ka hurinayso gobolka Mudug. Puntland ayaa sheegtay in Koonfurta Gaalkacayo, ay dowladda federaalka ka soo gelinayso hub laga keenay magalaada Muqdisho sida ay shegeen mas’uuliyiin u hadlay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xildhibaan katirsan golaha Wakiilada Mareykanka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia, ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada Dowladda Mareykanka, kaasi oo safar shaqo kusoo gaaray dalka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istaraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka ee dhinacyada xoojinta nabadda, amniga, la dagaallanka argagixisada,...
Former PM Warns Puntland Against ‘Aggression’ in Galkayo
Former Somali Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke has warned Puntland’s leadership that any armed confrontation in Galkayo could carry serious political and security consequences. In a statement addressing mounting tensions in the city, Sharmarke urged Puntland authorities to exercise restraint and avoid actions that could lead to clashes between forces affiliated with the administration....
Dowladda Soomaaliya oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidanak xoogga dalka iyo maleeshiyaad katirsan A-shabaab oo ka dhacay deegaankka Sumadaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Bayaan kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay dagaal ku qaadeen deegaanka Sumadaale ee Gobolka Shabeellaha...
Wasiirrada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo kulan xasaasi ah yeeshay
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaan Cali, ayaa kulan labo geesood ah la yeeshay Ra’iisul wasaare kuxigeenka Kenya Hon Musalia W Mudavadi. Qoraal lagu baahiyay bogga wasaaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasiir Cabdislaan, inta uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, uu kulan la...
Puntland security forces seize vehicle carrying 250 military uniforms in Galkayo
Puntland security forces have intercepted a vehicle carrying 250 military uniforms in the divided city of Galkayo, according to a statement issued by the Mudug Regional Police Command. Police said the Toyota Noah, bearing registration number WQ 713, had entered Galkayo from the Galmudug-administered side of the city. Security agencies had reportedly been monitoring the...
Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay weerar lagu qaaday Sacuudiga
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareysay weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones-ka) ee lagu beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya. “Soomaaliya waxay muujineysaa walaaceeda ku aaddan badqabka dadka rayidka ah, waxayna mar kale xaqiijineysaa garab istaaggeeda buuxa ee Boqortooyada, iyadoo taageereysa dhammaan tallaabooyinka lagu ilaalinayo amniga, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee...









