Day: August 10, 2026

Dagaal Suudaan oo la sheegay in 8 milyan oo carruur ah uu waxbarashada ka saaray
Post

Dagaal Suudaan oo la sheegay in 8 milyan oo carruur ah uu waxbarashada ka saaray

Khartuum ( Raxanreeb Online) Dagaalka Suudaan oo socda muddo saddex sannadood ah ayaa dhaawac weyn u geystay nidaamka waxbarashada dalkaas, isaga oo malaayiin carruur iyo dhallinyaro ah ka fogeeyey fasalladii waxbarashada. Sida ay sheegtay hay’adda UNESCO, in ka badan siddeed milyan oo carruur iyo dhallinyaro ah—kuwaas oo ka badan kala badh dadka da’da waxbarashada ku...