Somaliland oo ka Hadashay Aqoonsiga ay ka heshay Israa’iil.

Somaliland oo ka Hadashay Aqoonsiga ay ka heshay Israa’iil.

Hargeysa (Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Cabdiraxmaan Aadan Daahir Bakaal ayaa sheegay “in guusha aqoonsiga Somaliland ee maanta dhacday ay astaan u tahay ka miro dhalinta halgan uu mudo dheer qarankeenu ku jiray”.

Mr Cabdiraxmaan ayaa xusay in aqoonsiga uu Raysal wasaaraha Israa’iil Netanyahu u fidiyey Somaliland, ay ka turjumaysa “qiyamka iyo aragtida nabadeed ee aan wadaagno”

Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Cabdiraxmaan Aadan Daahir Bakaal ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay in ay Somaliland diyaar u tahay ku biiridda heshiiksa Abraham.

Leave a Reply

Your email address will not be published.