Day: August 13, 2026

Beeldaaje Mohamed Ahmed Matan Chosen to Succeed His Father
Post

Beeldaaje Mohamed Ahmed Matan Chosen to Succeed His Father

Puntland (Raxanreeb Online): Beeldaaje Mohamed Ahmed Matan has been selected by his clan to succeed his father after being chosen to take over the traditional leadership position previously held by his father. The selection of the new Beeldaaje is part of the traditional leadership system of the community, with the clan choosing Mohamed Ahmed Matan...

Beeldaaje Maxamed Axmed Mataan oo Aabihii Beddelaya
Post

Beeldaaje Maxamed Axmed Mataan oo Aabihii Beddelaya

Puntland (Raxanreeb Online): Beeldaaje Maxamed Axmed Mataan ayaa beeshiisu u dooratay inuu noqdo beddelka aabbihii, kaddib markii loo xushay inuu la wareego xilka dhaqanka ee uu hore u hayay. Doorashada Beeldaajaha cusub ayaa qeyb ka ah nidaamka dhaqanka iyo hoggaanka bulshada, iyadoo beeshu ay ku dooratay Maxamed Axmed Mataan inuu sii wado xilka iyo mas’uuliyadda...

DFS oo Ciidamo Dheeraad ah Geysay Shabeellaha Dhexe
Post

DFS oo Ciidamo Dheeraad ah Geysay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo dheeraad ah oo xooggan geysay gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo halkaasi ka socda abaabul ciidan oo lagu doonayo in lagu qaado howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab. Ciidamada ayaa la sheegay inay qeyb ka noqonayaan qorshe amni oo looga gol leeyahay xoojinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo...

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo Kulmay
Post

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo Kulmay

Muqdisho (Raxanreeb Online): Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyadoo uu ku wehliyay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Cabdullaahi Cumar Abshirow. Guddoomiyeyaasha guddiyada Golaha ayaa xubnaha Guddiga Joogtada ah warbixinno ka siiyay shuruucda...

Puntland oo Qaramaysay Ciidamo ku Sugan Saaxo
Post

Puntland oo Qaramaysay Ciidamo ku Sugan Saaxo

Mudug (Raxanreeb Online): Maamulka Puntland ayaa qaramaysay cudud ciidan oo ku sugneyd degmada Saaxo ee galbeedka gobolka Mudug, kadib markii ciidamadan loo maray nidaamka rasmiga ah ee diiwaangelinta ciidamada. Ciidamadan ayaa lagu daray Qaybta 60-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, taas oo qeyb ka noqonaysa qaab-dhismeedka rasmiga ah ee ciidamada Puntland.