Day: August 16, 2026

Somali Airlines oo Dib u Bilaabaysa Duulimaadyada
Post

Somali Airlines oo Dib u Bilaabaysa Duulimaadyada

Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkadda diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines ay dib u bilaabi doonto howlaheeda, iyadoo duulimaadkii ugu horreeyay la qorsheeyay inuu bilowdo bisha September. Dib u soo laabashada Somali Airlines ayaa soo afjaraysa in ka badan 30 sano oo shirkaddu hawada ka maqneyd, kaddib markii ay duulimaadyadii joojisay...