GALGADUUD — President Hassan Sheikh Mohamud, Commander-in-Chief of the Somali Armed Forces, on Sunday presided over the graduation of newly trained units of the Somali National Army (SNA) at the Xananbuure Military Training School in Galgaduud region. The ceremony was attended by senior federal and regional officials, including Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi, Somali National...
Day: August 16, 2026
Xasan Sheekh oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Xananbuure+SAWIRO
Galgaduud (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Tababarka Xananbuure tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha waxaa munaasabadda ku weheliyay Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Madaxweynaha Galmudug, Axmed...
Nairobi oo Lagu Diyaarinayo Shirweyne Daarood
Nairobi (Raxanreeb Online): Magaalada Nairobi waxaa ka socda qabanqaabada shirweyne ay ka qeyb geli doonaan siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Daarood, kaas oo looga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya. Shirkan ayaa sida xogta lagu helayo waxaa abaabulkiisa qeyb weyn ka qaadanaya siyaasiyiin iyo waxgarad ka tirsan Puntland iyo Jubbaland, waxaana la filayaa in...
Senior UN Delegation Visits Las Anod Amid Humanitarian Concerns
LAS ANOD— George Conway, the United Nations Deputy Special Representative of the Secretary-General for Somalia and Resident and Humanitarian Coordinator, arrived in Las Anod on Sunday for high-level discussions with authorities and local stakeholders in Somalia’s Northeastern administration. During the visit, Conway is expected to meet senior officials of the Northeastern administration, community representatives and...
Washington Appoints New Deputy Chief of Mission to Somalia
MOGADISHU— The United States has appointed senior career diplomat Ruth Anne Stevens-Klitz as Deputy Chief of Mission at the U.S. Embassy in Somalia, where she is expected to take up her post in Mogadishu during August 2026. Stevens-Klitz brings more than 25 years of experience in the U.S. Foreign Service, with an extensive diplomatic career...
Somaliland oo Puntland Ku Ammaantay Iskaashiga Amniga
Somaliland (Raxanreeb Online): Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cabdalle Sandheere, ayaa sheegay in Somaliland iyo Puntland ay leeyihiin xiriirro nabadeed oo dhinaca amniga ah, isagoo Puntland ku ammaanay inay Somaliland la wadaagto xogta la xiriirta dadka ay u aragto inay cadow ku yihiin Somaliland. Wasiir Cabdalle Sandheere ayaa sheegay in Puntland ay sidoo kale Somaliland usoo...
NISA oo Maxaas Ku Dilay Saddex Horjooge oo Al-Shabaab ah
Hiiraan (Raxanreeb Online): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kaas oo lagu beegsaday guri ay ku sugnaayeen horjoogeyaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Sida ay NISA sheegtay, howlgalka oo dhacay 12-kii Agoosto 2026 ayaa lagu dilay saddex horjooge oo ka...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Shacabka Janaale oo Kulan Amni Yeeshay
Shabeellaha Hoose (Raxanreeb Online): Kulan amni oo lagu xoojinayo xiriirka iyo wada shaqeynta shacabka iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Kaaliyaha Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/le Aadan Xasan Cismaan, ayaa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada Janaale iyo maamulka deegaanka....
Qoorqoor: “Galmudug Waxay Noqotay Carrab Aan Ilko Lahayn”
Galmudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa sheegay in Galmudug ay hadda noqotay meel ku hadasha “carrab aan ilko lahayn”, isagoo tilmaamay in dagaalkii lagu beddelay nabad. Qoorqoor ayaa sheegay in Galmudug aysan hadda lahayn awooddii dagaal ee hore, balse ay dooratay nabad iyo xasillooni, isagoo hadalkiisa ku daray in aan hore...
DFS oo Somaliland Kala Hadashay E-Visa-da
Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay wada-hadal kula jirto Somaliland, iyadoo qorshuhu yahay in dadka ka dega Hargeysa laga dhaafo lacagta E-Visa ee dowladda Federaalka, balse aan gebi ahaanba meesha laga saarin nidaamka dal-ku-galka E-Visa. Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa sheegay in arrintan ay qeyb ka tahay...









