Category: Warar

Home » Warar » Page 477
IMF ‘’ Soomaaliya waxaa la siin doonaa dayn cusub ‘’
Post

IMF ‘’ Soomaaliya waxaa la siin doonaa dayn cusub ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddiga sare ee IMF ayaa si rasmi ah u ansixiyay 100 milyan oo dollar oo deyn cusub ah oo Soomaaliya la siinayo. Guddiga sare ee hay’adda ayaa shaaciyay in lacagtaan ay ku bixineyso muddo saddex sano ah gudahood. Dayntaan cusub ayaa waxay ku dhisan tahay horumarka ilaa hadda la gaaray, oo ay...

MUDUG oo ay ku dagaalmeen ciidanka Dowladda & kooxda AS .
Post

MUDUG oo ay ku dagaalmeen ciidanka Dowladda & kooxda AS .

Gaalkacyo (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka  Mudug , halkaas oo ay ka socdaan howlgalo amniga lagu sugayo. Deegaanada lagu soo waramayo in dagaalk si gaar ah uu uga socdo aya ah Buurta Yackoos oo u dhaxeysa...

Maxkamad xukuntay in  Trump uusan u tartami karin doorashada soo socota
Post

Maxkamad xukuntay in  Trump uusan u tartami karin doorashada soo socota

Colorado (Raxanreeb ) Maxkamadda Sare ee gobolka Colorado ayaa xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. Go’aan taariikhi ah, ayay maxkamaddu ku xukuntay in Mr Trump...

PUNTLAND :  Galka habraaca doorashooyinka oo la wareejiyay
Post

PUNTLAND :  Galka habraaca doorashooyinka oo la wareejiyay

Garoowe (Raxanreeb ) Wararka  aan  ka helayno maanta oo Talaada ah magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in halkaas shir ay ku yeesheen Guddoomiyaha Golaha wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil  iyo   xubno ka socday Guddiga xalinta khilaafaadka  doorashada. Inta  uu socday shirkan waxaa lagu soo- hadal qaaday arrimo ku  saabsan hanaanka ay u  dhacayaan...

DEG – DEG- Musharax Madaxweyne Puntland oo geeriyooday.
Post

DEG – DEG- Musharax Madaxweyne Puntland oo geeriyooday.

Garoowe (Raxanreeb ) Musharax Madaxweyne Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud ayaa goor dhaweyd ku dhintay shilgaari oo ku galay wadada xiriirsa Boosaso iyo Qardho Marxuumka ayaa ku sii jeeday Magaalada Qardho halkaas oo kasii wadi lahaa Ololahiisa Doorashada ka dib markii uu dhawaan shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne Puntland. Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa xaqiijiyay ...