DEG DEG: Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir oo lamagacaabay

DEG DEG: Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir oo lamagacaabay

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (General Xijaar) ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay G/le Sare Mahdi Cumar Muumin.

Mahdi waa shaqsi shaqo adag kasoo qabtay Galmudug, laguna yaqaan waxqabad iyo xirfad sare oo ku aaddan sugidda amniga.

Taliyihan cusub wuxuu beddelayaa Taliyihii hore ee Qeybta Guud Marxuum Janaraal Farxaan Maxamuud oo dhiiggiisa u huray in bulshada caasimadda Muqdisho ku noolaadaan nabad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.