Muqdisho ( Raxanreeb Online) Mucaaradka dowladda ayaa markale ku dhawaaqay banaanbax ka dhan ah dowladda federaalka, kaasi oo dhici doonaa 4-ta Juun. Shir jaraa’id oo ay xubnaha mucaaradka ku qabteen Muqdisho, ayey uga hadleen damaca muddo kordhinta ee madaxweyne Xasan Sheekh, oo ay ku tilmaameen in dalka uu u horseedayo qalaalaaso siyaasadeed. Mucaaradka ayaa sheegay...
Month: May 2026
Shiinaha iyo Ruushka oo heshiisyadii ugu badnaa kala saxiixday
Dowladaha Shiinaha iyo Ruushka, ayaa hadda saxiixay bayaan wadajir ah oo ku saabsan xoojinta isku-dubaridka istaraatiijiyadeed ee u dhexeeya Shiinaha iyo Ruushka, iyo “xoojinta iskaashiga saaxiibtinimo iyo deris wanaagga”. Waxaa la filayaa inay hadda saxiixaan 20 dukumenti oo dheeraad ah oo ku saabsan arrimo kale oo badan, oo ay ku jiraan heshiisyada iskaashiga ganacsiga iyo...
Somalia Opposition Announces Weekly Protests Over Electoral Dispute
MOGADISHU — Somalia’s opposition coalition, the Somali Salvation Council, has formally announced a series of nationwide anti-government demonstrations scheduled to begin in Mogadishu on 4 June, amid deepening political tensions over the country’s electoral process and constitutional order. The opposition said the protests would continue every Thursday until a consensual agreement is reached on Somalia’s...
Ex-Puntland Deputy Minister Stabbed to Death in Bosaso
BOSASO — Former Puntland parliamentarian and ex-Deputy Minister Yusuf Bootaan Issa was killed on Monday in Bosaso, the commercial capital of Somalia’s northeastern Bari region, according to local sources and security officials. Preliminary reports indicate that the incident was allegedly carried out by the deceased’s son, Mohamed Yusuf Bootaan, who is believed to have been...
Congo: tirada dadka u dhintay cudurka Ebola oo korortay
Congo ( Raxanreeb Online) Hay’adda Caafimaadka Adduunka, WHO ayaa sheegTay in inta ay sii baarayso cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, ay sii kordhayaan caddeymaha muujinaya in cudurku sii faafay. Saraakiisha caafimaadka ee Koongo ayaa sheegay in tirada dhimashada la xiriirta fayraska ay hadda gaartay boqol iyo siddeed iyo toban...
Faah faahin: Wiil Aabihiis ku dilay magaalada Boosaaso
Boosaaso (Raxanreeb Online) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaa saakay lagu dilay Yuusuf Bootaan Ciise, oo horay u soo noqday Xildhibaan iyo wasiir ku-xigeen katirsanaa Puntland. Dilka ayaa la tilmaamay inuu geystay wiil uu dhalay marxuumka, kaasi oo lagu magacaabo Maxamed Yuusuf Bootaan, madaxna looga jiray. Wiilka ayaa la sheegay inuu dilka Aabihiis u...
MW Xasan Sheekh oo markale sheegay in uu wada-hadal diyaar u yahay
Muqdisho (Raxanreeb Online) Sida ay inoo shegeen ilo wareedyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la tilmaamay in wakiilada Beesha caalamka u sheegay in uu doonayo in markale ay is horfariistaan mucaaradka, ayna ka doodaan ajendaha la xariira doorashooyinka Faderaalka. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa la sheegay in farriintan uu la wadaagay 2 kamid ah safiirada Reer galbeedka...
Somalia and Türkiye Discuss Security Cooperation and Airstrikes
Somalia and Turkey have held high-level security discussions aimed at strengthening bilateral military cooperation, with particular emphasis on airstrike support for Somali forces during ongoing counterterrorism operations. The meeting brought together Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, the Turkish Ambassador to Somalia, and senior military officials from both countries. Discussions focused on enhancing strategic...
Somali Cabinet Split Over Constitution
Somalia’s Council of Ministers has reportedly failed to reach a consensus on the implementation of recently approved constitutional amendments, exposing growing divisions within the Federal Government over the country’s electoral and governance framework. The Cabinet convened an emergency session on Saturday amid expectations that ministers would formally endorse measures to enforce the new constitutional provisions,...
Gabar Soomaali ah oo lagu toogtay magaalada Minneapolis
Minneapolis (Raxanreeb Online) Gabadh Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Aisha Faarax Yuusuf ayaa lagu toogtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota dalka Mareykanka kadib muran la xiriiray lacag dhan $50. Booliiska Minneapolis ayaa sheegay in haweeney lagu magacaabo Hanrietta ay ka dambeysay falka dilka ah, kaddib markii muran uu dhexmaray labada dhinac gudaha guri ku yaalla...







