At least 20 people were killed and many others injured after heavy clan fighting erupted in the Laaso area between Carmale and Daarasalaam in eastern Sanaag, according to local sources. The clashes, which began on Wednesday and continued late into the night, involved two local clans living in the area. Reports indicate that tensions remain...
Month: May 2026
Dowladda Soomaaliya oo sare u qaaday burburinta dhulalka Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa sare u ka kacay burburinta dhulalka 24 saac ee lasoo dhaafay, waxaana waddooyinka caasimada, mashquul ka dhigay gaadiidka ay dadka ku barakacayaan. Sacaadihii u dambeeyay dowladda Soomaaliya ayaa burburisay dhulal ay degganayeen dad shacab ah, kuwaasi oo ku yaalla xaafadaha, Shibis, Sanco, Warlaliska, Ceel-hindi iyo kuwo kale, waxaana xaafadaha qaar ka...
Maxey kawada hadleyn wasiir Fartaag iyo madaxweynaha Burkina Faso ?
Ouagadougou (Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa la kulmay Madaxweynaha Burkina Faso Kabtan Ibrahim Traoré. Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay inuu sidaa farriin rasmi ah oo ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo loo diray dhiggiisa Burkina Faso, Mudane Kabtan Ibrahim Traoré. Wasiirka Amniga...
Dagaal xooggan oo caawa ka socda xaafad kamid ah Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal culus oo caawa ka socda xaafada wardhaliska ee degmada Deynille ee gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa si gaar ah ugu dhaxeeya ciidamada dowladda iyo ciidamo diidan burburinta guryaha dadka shacabka ah. Warar hordhac ah oo laga helayo dagaalka ayaa ku waramaya inuu jiro khasaaro culus oo...
Somalia Opposition Announces Major Mogadishu Protest Over Electoral Dispute
Somalia’s opposition leaders have announced plans for a major public demonstration in Mogadishu on 10 May, in a move that is expected to deepen the country’s growing political tensions over elections and governance. The planned protest comes on the same day President Hassan Sheikh Mohamud is scheduled to convene a national consultative meeting with political...
Somali Prison Guards Block Key Mogadishu Road Over Unpaid Salaries
Somali prison officers on Tuesday morning blocked a strategic road connecting Mogadishu Port to the Xamarweyne Fish Market area in protest over unpaid salaries, disrupting traffic movement in one of the capital’s most sensitive administrative zones. The officers, drawn from the Somali Custodial Corps, closed the route leading to several key state institutions, including the...
UAE Recognition Speculation Grows Over Somaliland Ties
Pakistan-based media outlet Times of Islamabad has reported that signs are emerging which may indicate preparations by an Islamic country to formally recognize Somaliland, with the United Arab Emirates identified as the state most closely linked to the reported developments. In its report, the publication stated that a large billboard bearing the message, “The UAE...
Ciidamo ka gadoodsan mushaar la,aan oo xirtay wadada ka gasha xabsiga dhexe
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ciidamo katirsan Asluubta Soomaaliya ayaa saakay xirtay wadada isku xirta Kawaanka malaayga Xamarweyn ilaa dekadda Muqdisho, iyaga oo ka cabanaya mushaar la,aan awgeed. Ciidamadan ayaa joojiyay isku socodka gaadiidka wadada isku xirta dekadda ilaa iyo kawaanka malaayga oo ay ku yaalan xabsiga dhexe, maxkamadaha dalka iyo xarumo dowladeed oo muhiim ah....
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo kulan la qaatay safiirkii hore ee Jabuuti u fadhiyay Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirkii hore ee Dowladda ee Jabuuti, Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo ugu yimid booqasho iyo sagootin sharafeed ah, taasoo ku aadan dhammaadka muddadiisii shaqo ee uu ka ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiyay Dalka Soomaaliya. Wasiirka Cabdisalaam ayaa...
Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Shinaha
Shiinaha ( Raxanreeb Online) Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda , qarax ka dhacay warshadda rashka ee gobolka Hunan ee dalka Shiinaha ay ku dhinteen 26 qof, halka 61 kalena ay ku dhaawacmeen. Shaqaalaha samatabbixinta ayaa xakameeyay qaraxa warshadda dab-damiska ee Huasheng ee ku taal koonfurta magaalada Liuyang, ka dib markii qarax uu dhacay galabnimadii Isniinta...








