Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirkii hore ee Dowladda ee Jabuuti, Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo ugu yimid booqasho iyo sagootin sharafeed ah, taasoo ku aadan dhammaadka muddadiisii shaqo ee uu ka ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiyay Dalka Soomaaliya. Wasiirka Cabdisalaam ayaa...
Month: May 2026
Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Shinaha
Shiinaha ( Raxanreeb Online) Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda , qarax ka dhacay warshadda rashka ee gobolka Hunan ee dalka Shiinaha ay ku dhinteen 26 qof, halka 61 kalena ay ku dhaawacmeen. Shaqaalaha samatabbixinta ayaa xakameeyay qaraxa warshadda dab-damiska ee Huasheng ee ku taal koonfurta magaalada Liuyang, ka dib markii qarax uu dhacay galabnimadii Isniinta...
Golaha Mustaqbalka oo shuruud ku xiray ka qeyb galka Gogosha uu fidiyay madaxweyne Xasan
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Mustaqbalka oo ay ku mideysan yihiin, Puntland, Jubbaland iyo madasha sama-tabixinta Soomaaliyeed, ayaa ka jawaabay gogosha uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh 10-ka May. Golaha Mustaqlka ayaa shuruud uga dhigay gogosha in marka hore la joojiyo doorashada qof iyo cod ee ay dowladda federaalka iyo in la helo dhex-dhexaadayaal madax...
Ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo dhaq-dhaqaaq kawada gobolka Baay
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidmo taabacsan hoggaamiyihii hore ee Koonfur Galbeed lafta-gareen, ay ku soo dhawaanayaan magaalada Baydhabo iyo deegaannada kale ee gobolka Baay. Ciidamadan ayaa la tilmaamay inay doonayaan in si hoose ku soo galaan magaalada, isla markaana muddooyinkii dambe lagu diyaarinayay gobolka Gedo. Sidoo kale ciidamada Itoobiya,...
Dowladda oo beenisay in dalka ay ka ceyrisay safiirkii Imaaraatka u fadhiyay Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, ayaa si kulul u beenisay warar lagu faafiyay baraha bulshada iyo warbaahinta, kuwaasi oo lagu tilmaamay in dowladda ay go,aan ka gaartay in dalka laga ceyriyay safiirkii Imaaraatka u fadhiyay Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda, ayaa lagu sheegay in eedeymahaas ay yihiin kuwo aan...
Roobab xooggan oo ka da’ay Muqdisho sameyna ku yeeshay isku socodka caasimada
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho, waxaa xalay ilaa iyo saakay ka da’ay roob xooggan oo sameeyn ku yeeshay isku socodka waddooyinka iyo caasimada iyo xaafadaha, waxaana joogsaday isku socodka magaalada. Waddooyinka uu sameeyey roobka, waxaana kamid ah wadada 21 Maajo, wadada aada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, jidadka Warshadaha, Sodonka iyo waddooyin kale ee...
Somalia Rejects Claims of UAE Ambassador’s Expulsion
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia has strongly denied reports claiming that the Ambassador of the United Arab Emirates to Somalia has been expelled. In an official statement, the Ministry described the reports, which have circulated in sections of the media and on social media platforms, as false and without any...
Opposition Races on Elections Amid Deadline Pressure
The Council for Somalia’s Future, alongside other opposition politicians in Mogadishu, has formally initiated discussions on a proposed new electoral model described as a “hybrid” system, distinct from the two previous frameworks used in Somalia. The meeting, currently taking place in the capital, is focused on identifying an electoral approach that can achieve broad political...
Somalia President’s Party Faces Internal Crisis
Former Somali Minister of Aviation and current Member of Parliament, Fardowsa Osman Egal, has officially announced her resignation from the Justice and Solidarity Party (JSP). In a statement shared on her official Facebook page, Egal confirmed that she has formally stepped down from the party, where she previously served as the Secretary for Petroleum and...
Maamulka Koonfur Galbeed oo guddomiye ku-xigeen u magacaabay Shabeellaha hoose
Baydhabo (Raxanreeb Online) Wareegto kasoo baxday Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Cabdiweli Axmed Maxamed u Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Shabeelaha Hoose. Sido kale Hogaamiye Jibriil ayaa Aadan Abdi Abaarey u Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Hoos...









