Month: July 2026

Spain oo ku guuleystay koobka Adduunka
Post

Spain oo ku guuleystay koobka Adduunka

New Jersey ( Raxanreeb Online) Xulka Spain ayaa markii labaad ku guuleystay tartanka koobka Adduunka, kaddib markii uu 1-0 kaga badiyay xulka Argentina. Ciyaarta ayaa waqtigii caadiga ahaa ku dhammaatay eber iyo eber, balse waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray gaar ahaan daqiiqadii 106-aad ayay goolka guusha heshay Spain, waxaana u dhaliyay ciyaaryahanka Ferran Torres....

Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la shaaciyay waqtiga uu furmi doono
Post

Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la shaaciyay waqtiga uu furmi doono

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoonka labada aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee uu furmo doono kalfadhiga 8-aad ee labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada labada aqalka ayaa loo diray farriimo la xiriira in ay soo xaadiraan kalfadhiga Baarlamaanka oo furmi doona 1-ad bisha Agoosto 2026. “ Haddaba Xildhibaanada iyo Senatarrada...

Iran oo ka hadashay weerarka uu Mareykanka uu ka fuliyay dalkeeda
Post

Iran oo ka hadashay weerarka uu Mareykanka uu ka fuliyay dalkeeda

Tehran ( Raxanreeb Online) Mas’uuliyiinta maxalliga ah iyo warbaahinta Iiraan ayaa sheegay in Maraykanku uu qaaday weerarro cusub oo lagu beegsaday goobo ku yaalla gobollada Khuzestan iyo Hormozgan. Ku-xigeenka mas’uulka amniga ee xafiiska guddoomiyaha gobolka Khuzestan ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ay saacaddu markay ahayd 5:55 subaxnimo gantaallo ku garaaceen goob ku dhow...

Maamulka Waqooyi Bari oo shacabka uga digay inay faafiyaan warar been abuur ah
Post

Maamulka Waqooyi Bari oo shacabka uga digay inay faafiyaan warar been abuur ah

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Maamulka Waqooyi Bari ayaa soo saaray digniin ku socota shaqsiyaad iyo kooxo uu ku eedeeyay inay bulshada ku faafinayaan warar been abuur ah oo keeni kara jahawareer iyo xasilooni darro. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta maamulka Waqooyi Bari, ayaa lagu sheegay in dadka isticmaala baraha bulshada in si mas’uuliyad leh u...

Askar Mareykan ah oo lagu dilay Jordan
Post

Askar Mareykan ah oo lagu dilay Jordan

Jordan ( Raxanreeb Online) Laba askari oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa la dilay, halka mid kalena weli la la’yahay, kadib weerarro ay Iiraan ay u adeegsatay gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn oo ka dhacay Jordan maalintii Jimcaha, sida ay sheegeen saraakiisha milatariga. Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka (CENTCOM) ayaa sheegay in...

Kuwait oo sheegtay in Iran ay duqeyn xarumaha shidaalka
Post

Kuwait oo sheegtay in Iran ay duqeyn xarumaha shidaalka

Kuwait ( Raxanreeb Online) Wakaaladda wararka ee rasmiga ah ee Kuwait ayaa ku dhawaaqday in xarun shidaal oo ay leedahay shirkadda saliidda ee dalka ay bartilmaameedsadeen “weeraro Iiraan oo soo noqnoqday Sabtidii. Warbixintu waxay soo xigatay Shirkadda Saliida Kuwait oo leh: Weerarku wuxuu sababay burbur iyo dhaawacyo badan, aaggana hadda waa laga daadgureeyay. Kuwait ayaa...

Somalia Says 25 Al-Shabaab Militants Killed in Hiiraan Operation
Post

Somalia Says 25 Al-Shabaab Militants Killed in Hiiraan Operation

Somali government forces, backed by international partners, have carried out airstrikes targeting Al-Shabaab positions in Suullaay, an area located approximately 17 kilometres south of Teedaan in the Hiiraan region. In a statement, Somalia’s Ministry of Defence said the operation killed 25 Al-Shabaab militants, while four others surrendered to government forces. The ministry said the military...

Taliye Ku-Xigeenka Booliska oo lagu eedeeyey in abaabul dagaal kawado Shabeellaha Hoose
Post

Taliye Ku-Xigeenka Booliska oo lagu eedeeyey in abaabul dagaal kawado Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose (Raxanreeb Online) kuxigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehlinayaan xildhibaano iyo wasiirro kasoo jeeda Shabeellaha hoose, ayaa ku eedeeyay saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda inay ku lug leeyihiin abaabul iyo hurinta qalalaase ka dhaca Gobolka Shabeellada Hoose. Masuuliyiintan ayaa taliye Ku-Xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya, ku eedeeyey...

Northeastern State Moves to Prosecute MP After Somaliland Defection
Post

Northeastern State Moves to Prosecute MP After Somaliland Defection

The Office of the Attorney General and the leadership of the Northeastern State Parliament have issued statements concerning former lawmaker Fahiima Yusuf Quuje after she resigned from her position and announced her decision to join Somaliland. The parliamentary leadership published a letter dated July 10, 2026, requesting that the Attorney General initiate legal proceedings against...

In ka badan 27 qof oo ku dhintay dab ka kacay magaalada Bangkok
Post

In ka badan 27 qof oo ku dhintay dab ka kacay magaalada Bangkok

Bangkok ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Thailand ayaa ku dhawaaqay in ugu yaraan 27 qof ay ku dhinteen dab ka kacay goob lagu caweeyo oo ku taal caasimadda dalkaas ee Bangkok. Kooxaha dab-damiska ayaa loogu yeeray goobta waxyar uun ka dib saq-dhexe ee habeenkii Axadda. Saraakiishu waxay sheegeen in dadkii goobta joogay ay isku dayayeen...