Baydhabo (Raxanreeb Online): Shir aan caadi ahayn oo hadda u socda Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa ka socda magaalada Baydhabo, waxaana shir-guddoominaya Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe). Sida ay xaqiijinayaan ilo-wareedyo kala duwan, shirka ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda siyaasadeed iyo amni ee ka taagan Koonfur Galbeed, iyadoo laga filayo...

