Category: Warar

Home » Warar » Page 45
WAJIGA 2AAD Maxkamada nin lagu eedeynayo inuu xaaskiisa gubay.
Post

WAJIGA 2AAD Maxkamada nin lagu eedeynayo inuu xaaskiisa gubay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maxkamadda G/Banaadir ayaa maanta markale u fariisaneysa dhageysiga kiis dacwadeed dil ah oo loo heysto Siid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in uu nolosha ku gubay Xaaskiisa Marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed oo uur laheyd. Maxkamadda gobolka Banaadir ayaana la filayaa iney go’aan kasoo saarto kiiskan waxaana hada hoolka ay kasocoto maxkamadeynta...

Muuse Biixi Cabdi oo eedeyn kulul u jeedayay MW Xasan Sheekh.
Post

Muuse Biixi Cabdi oo eedeyn kulul u jeedayay MW Xasan Sheekh.

Hargaysa (Raxanreeb )- Maanta oo Axad ah waxaa magaalada Hargaysa Somaliland lagu aasay Cabdinaasir Dahable oo maalmo ka hor lagu dilay magaalada Muqdisho. Waxa ka qayb galay aaska marxuumkan oo madax ka tirsan Somaliland  oo uu ka mid yahay Muuse Biixi Cabdi ,  xubnaha xukuumadda iyo dad kale kuwaas oo aad ugu xumaaday dilka. Madaxwaynaha...

Saraakiil NISA oo loo xiray dilka  Cabdinasir Dahable oo  lagu aasay Hargaysa.
Post

Saraakiil NISA oo loo xiray dilka  Cabdinasir Dahable oo  lagu aasay Hargaysa.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa lagu xiray sida warar soo baxaya ay sheegeen saraakiil ka tirsan Hay’adda NISA kuwaas oo loo haysto ku lug lahaansha dil loo gaystay AUN Cabdinaasir Dahable. Dilka sarkaalkan oo ka tirsanaa Hay’adda Duulista hawada ayaa keenay cara badan waxaana lagu cambaareeyay dowladda uu hoggaamiyo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud. Hay’adda...

MW Xasan ‘’ 6,000 ilaa 8,000  ayaa ku biirtay AS tan &  bishii Jannaayo 2024 ‘’.
Post

MW Xasan ‘’ 6,000 ilaa 8,000  ayaa ku biirtay AS tan &  bishii Jannaayo 2024 ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay korortay bishan keliya dadka doonaya in ay ku biiraan kooxda Al- Shabaab oo dagaal kula jirta Dowladda Soomaaliya . Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sabab uga dhigay kororka dadka ku biiraya kooxda Al- Shabaab   fara galinta Itoobiya ku haysa arrimaha Soomaaliya. Waxa...

Dowladda Soomaaliya ‘’ Amniga hawada Soomaaliya kama jirto khatar ‘’.
Post

Dowladda Soomaaliya ‘’ Amniga hawada Soomaaliya kama jirto khatar ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hadda wixii ka danbeeya hawada Soomaaliya guud ahaan laga maamuli doono magaalada Muqdisho ka dib markii ay soo baxeen  qalqal xag hawada Soomaaliya ah. Khatar xaga diyaaradaha ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay hawada Soomaaliya taas oo ka danbeysay maamulka hawada is khilaafsan ee Dowladda Soomaaliyo...

DILAL ka sii socda magaalada Muqdisho- BAJAAJLE ayaa la dilay.
Post

DILAL ka sii socda magaalada Muqdisho- BAJAAJLE ayaa la dilay.

MUQDISHO (Raxanreeb) –  Goobjoogayaal ayaa sheegay inSarkaal ka tirsanaa ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya ayaa darawal Mooto Bajaaj ku dilay waaxda Calasow dheere ee degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho. Sida la sheegay dilka ka dib sarkaalkan ayaa isaga baxday goobta uu dilka ka gaystay oo markii dambe ay soo gareen ciidamo ka tirsan  dowladda Federaalka ah...

SOMALILAND  : Natiijada baaritaan lagu sameeyay  Meydka Marxuum Dahable.
Post

SOMALILAND  : Natiijada baaritaan lagu sameeyay  Meydka Marxuum Dahable.

Hargaysa (Raxanreeb )-Somaliland ayaa sheegtay in baaritaan ay ku samaysay maydka AUN Cabdi-Naasir Muuse Dahable kaas oo maydkiisa loo qaaday Somaliland . Natiijada- baaritaanka Maydka ayay Somaliland waxay ku sheegtay in ay u soo baxday in marxuumkaas si arxan darra ah loo dilay , isla markaana ay ka muuqato jirdil iyo ceeji. Waxa ay ku...