USA (Raxanreeb Online): Maxkamad federaali ah oo Mareykanka ah ayaa fasaxday in maamulka Madaxweyne Donald Trump uu soo afjaro barnaamijka Temporary Protected Status (TPS) ee Soomaalida, taas oo meesha ka saaraysa ilaalintii ku-meelgaarka ahayd ee ka hortageysay in qaar kamid ah dadka Soomaalida ah loo masaafuriyo. Go’aankan ayaa saameynaya ku dhowaad 1,100 Soomaali ah oo...
Day: August 15, 2026
Aadan Madoobe: “Cabsi Ayaan Ka Qabnaa AS iyo Laftagareen”
Koonfur Galbeed (Raxanreeb Online): Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa sheegay in walaac weyn laga qabo in Al-Shabaab ay la wareegaan dhul badan, isla markaana ay dadka deegaanka ka barakiciyaan. Aadan Madoobe ayaa sidoo kale sheegay in ay jirto cabsi laga qabo maleeshiyaad uu ku tilmaamay kuwo “duur galay”, isagoo hadalkiisa ku...
Booliska Bari oo Boosaaso Ka Qabtay Afar Qof +SAWIRO
Boosaaso (Raxanreeb Online): Taliska Booliska Gobolka Bari ayaa magaalada Boosaaso ka fuliyay howlgal lagu soo qabtay afar qof oo lagu tuhunsan yahay ka ganacsiga iyo qaybinta khamriga. Intii uu socday howlgalka ayaa lagu qabtay noocyo kala duwan oo khamri ah, kuwaas oo la tuhunsan yahay in loo diyaariyay iib iyo qaybinta. Ciidamada ayaa sidoo kale...
Uganda Announces Continued Troop Presence in Somalia
KAMPALA — Uganda has reaffirmed its commitment to maintaining troops in Somalia as uncertainty grows over the future of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), which continues to face significant funding challenges. Uganda’s Defence Minister, Kiryowa Kiwanuka, said Kampala intends to sustain its military contribution to Somalia and plans to deploy...
SOMALIA: Military Command and NISA Issue Conflicting Accounts of Recent Airstrikes Targeting Al-Shabaab
MOGADISHU — Somalia’s security agencies have reported a series of military operations and airstrikes against Al-Shabaab in parts of the Hiiraan and Middle Shabelle regions, saying several senior commanders and fighters were killed. The National Intelligence and Security Agency (NISA) said a planned operation in Warciise, approximately 25 kilometres from Jowhar, resulted in the deaths...




