Day: August 17, 2026

Taliye Asad oo Haramcad Tababar U Soo Xiray +SAWIRO
Post

Taliye Asad oo Haramcad Tababar U Soo Xiray +SAWIRO

Muqdisho (Raxanreeb Online): Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa Akadeemiyadda TURKSOM tababar ugu soo xiray ciidamo si gaar ah loo tababaray oo ka tirsan Haramcad. Ciidamada ayaa tababarka lagu baray hababka looga howlgalo goobaha khatartu ka jirto, gaar ahaan meelaha ay Khawaarijtu gabaadka ka dhigtaan, ka jawaabista weerarrada degdegga ah iyo badbaadinta...

Xasan Sheekh iyo Wafdigiisa oo Lagu Soo Dhaweeyay Galinsoor +SAWIRO
Post

Xasan Sheekh iyo Wafdigiisa oo Lagu Soo Dhaweeyay Galinsoor +SAWIRO

Galgaduud (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo safar ku maraya deegaannada Galmudug, ayaa gaaray magaalada Galinsoor ee gobolka Galgaduud. Madaxweynaha oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa magaalada kula kulmay boqolaal ka tirsan shacabka Galinsoor oo safaf dhaadheer ugu jiray soo dhoweyntiisa. Xasan Sheekh oo goob fagaare ah...

Puntland oo Mamnuucday Kireynta Guryaha Lamaanayaasha Aan Isqabin
Post

Puntland oo Mamnuucday Kireynta Guryaha Lamaanayaasha Aan Isqabin

Puntland (Raxanreeb Online): Puntland ayaa mamnuucday in dadka aan isqabin ay si wadajir ah u kireysan karaan guryaha iyo goobaha hoyga ee ku yaalla deegaanadeeda. Hoteellada, apartment-yada iyo guest house-yada guud ahaan Puntland ayaa lagu amray in aysan hoy siin lamaanayaal aan haysan shahaadada nikaaxa, taasoo caddeyn u ah in labada qof ay si rasmi...

Baydhabo: Ciidanka XDS oo Fashiliyay Weerar
Post

Baydhabo: Ciidanka XDS oo Fashiliyay Weerar

Baydhabo (Raxanreeb Online): Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo maleeshiyaad isugu jira Al-Shabaab iyo taageerayaal Cabdicasiis Laftagareen ay weerar ku qaadeen fariisimo ay Ciidanka Xoogga Dalka ku leeyihiin magaalada Baydhabo. Maleeshiyaadka ayaa weerarka ku qaaday gaadiid ay ka buuxaan walxaha qarxa, hase yeeshee sida ay Wasaaraddu sheegtay, Ciidanka Xoogga Dalka ayaa fashiliyay...

Heavy Fighting Erupts in Baidoa as Opposition Forces and Federal Troops Battle for Control
Post

Heavy Fighting Erupts in Baidoa as Opposition Forces and Federal Troops Battle for Control

BAIDOA — Intense armed conflict erupted on the outskirts of Baidoa early Monday morning, as forces aligned with the Somali Federal Government engaged loyalist troops associated with former South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed “Laftagareen.” The clashes mark a significant escalation in regional instability, with local political leaders and federal military authorities presenting starkly...