Ceeldheer (Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo uu weheliyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Degmada Ceeldheer, waxaa ka socda dadaallo lagu ciribtirayo Al-shabaab, iyadoo sidoo kale ay ka jiraan horumarro dhanka amniga ah. Kormeerkan...
Month: July 2026
Mogadishu and Puntland Clash Over Federal Troop Recruitment Powers
Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has issued one of his strongest statements yet on relations between the Federal Government and Puntland, saying there is currently no formal cooperation between the two sides beyond Puntland’s status as part of the Somali Republic. “Except for the fact that they are part of the Republic, today there is...
Weeraro sababay khasaaro kala duwan oo ka dhacay dalka Mali
Bamako ( Raxanreeb Online) Military-ga dalka Mali ee galbeedka Africa, ayaa sheegaya inay iska caabiyeen weerar balaaran oo ay soo qaadeen kooxda gooni goosadka ee Reer waqooyiga ah ee Tuwaaraq iyo kooxaha Islaamiyiinta oo is garabsanaya. Weerarkan ayaa ka dhacay 5 magaalo iyo hal xabsi oo ku yaala koonfurta iyo bariga dalkaasi. Kooxahan ayaa labo...
Puntland oo si adag uga hortimid heshiisyada kalluumaysiga ee dowladda federaalka
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa si adag uga horyimid heshiisyo la xiriira kalluumaysiga oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay shirkado shisheeye, isagoo sheegay in heshiisyadaasi aysan sharci ka noqon karin deegaannada Puntland. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland, ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka aysan kaligeed go’aan uga gaari karin kheyraadka...
Xuutiyiinta Yemen oo ku hanjabay inay weerari doonaan Sacuudiga
Xudeyda ( Raxanreeb Online) Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay ka hortageen diyaarado dagaal oo Sacuudi ah oo ay ku eedeeyeen inay isku dayayeen inay hor istaagaan diyaarad rayid ah oo laga leeyahay Iran inay ka degto Garoonka Diyaaradaha ee Sanca. Afhayeenka milateriga ee Xuutiyiinta, Yaxya Saree, ayaa uga digay in haddii...
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qarax ka dhacay Suuriya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii lala beegsaday maqaaxi ku taalla magaalada Dimishiq ee dalka Suuriya, kaas oo sababay dhimashada dad rayid ah oo aan waxba galabsan iyo dhaawaca tiro kale oo badan. “Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh la wadaagaysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda...
Mas’uuliyiin katirsan Jubbaland oo ciidamo badan ku soo bandhigay degmada Luuq
Luuq ( Raxanreeb Online) Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Gedo, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay cutubyo cusub oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta ee degmada Luuq. Ciidamadan oo ay Wasaaradda Amniga Gudaha ku samaysay dib-u-habeyn iyo tayeyn ayaa lagu adkeeyay sare...
Xildhibaan katirsan golaha wakiilada Somaliland oo lagu xiray Itoobiya
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland lagu xiray dalka Itoobiya, inkastoo aan weli si rasmi ah loo shaacin sababta keentay xarigga iyo muddada uu socon doono. Wararku waxay tilmaamayaan in laamaha ammaanka ee Itoobiya ay xireen xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame ( Food) oo kamid...
AU Warns Somalia Mission at Risk After U.S. Funding Cut
The African Union has warned that its mission in Somalia could face serious operational challenges unless urgent international support is secured, following the United States’ decision to cut funding assistance. The AU said the future of AUSSOM, its successor mission in Somalia, is now under significant uncertainty after nearly two decades of deployment, which began...
Baidoa Tense as Leaders Gather for Controversial Inauguration
Baidoa— Delegations from across Somalia are expected to arrive in Baidoa, the capital of Bay region, to attend the inauguration ceremony of South West State leader Aden Mohamed Nur, commonly known as Aden Madoobe. The ceremony is expected to be attended by President Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Hamza Abdi Barre, Galmudug President Ahmed Abdi...









