Riyaad ( Raxanreeb Online) Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa gobolka Casir ku dishay shan qof oo kale oo u dhashay Itoobiya, waxa ayna wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Sacuudi Carabiya sheegtay in muwaadiniintan la dilay maalintii Axadda. Wasaaraddu waxay soo saartay bayaan ay ku qoran yihiin magacyada muwaadiniinta lagu xukumay dilka. Horaantii bishii Nofeembar, Sacuudi Carabiya waxay...
Month: July 2026
Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Safiirkeedii u fadhiyay Kenya
Nairobi (Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay safiirkeedi Kenya, kaddib markii la sheegay in Wasiiru Dowladaha Madaxtooyada, Abshir Bukhaari, laga hor istaagay inuu galo Kenya, isla markaana dib loogu celiyay Muqdisho, sababo la xiriira su’aalo laga keenay baasaboor Kenyan ah oo lagu eedeeyay inuu watay. Sida ay sheegtay Warbaahinta kenya iyo DW. Dhacdadan ayaa...
Somalia Summons Kenyan Ambassador Over Reported Entry Denial of Cabinet Ministers
MOGADISHU — The Federal Government of Somalia has summoned Kenya’s ambassador to Mogadishu following reports that several Somali cabinet ministers were denied entry into Kenya. The ambassador is expected to appear before Somalia’s Ministry of Foreign Affairs on Monday to provide clarification regarding the reported incident, according to official sources. The incident allegedly occurred at...
Golaha wasiirrada Koonfur Galbeed oo shir muhiim ah ugu soo xirmay Baydhabo
Baydhabo (Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Magaalada Baydhabo si rasmi ah ugu soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo socday muddo saddex maalmood ah. Shirka ayaa la filaya in lagu falanqeeyo sidii loo xoojin lahaa dowladnimada, hoggaaminta hufan iyo tayeynta adeegyada ay...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo dalbanaya heshiis siyaasadeed ka hor inta aysan bixin ciidanka howlgalka AUSSOM
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay waddamada ciidamada iyo shaqaalaha booliiska ku biirinaya Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) inay ka dhigaan sii wadidda taageerada dhanka amniga mid ku xiran gaarista heshiis siyaasadeed qaran oo loo dhan yahay. Warqad furan oo taariikhdeedu tahay 27-ka Luulyo 2026, ayuu goluhu...
Guniea-Bissau oo beenisay in ay aqoonsaneyso Somaliland
Dowladda Guinea-Bissau ayaa si cad u beenisay warar iyo hadallo ku faafay baraha bulshada oo sheegayay inay qorsheynayso ama ay aqoonsan doonto Somaliland. Sida lagu daabacay boggaga rasmiga ah wasaaradda Arrimaha dibadda ee dawladda Guinea-Bissau, waxa ay beenisay in ay aqoonsaneyso Somaliland iyada oo sheegtay in aanay waxba ka jirin warar ay qoreen qaar ka...
Somali Future Council Demands Political Deal Before Further AUSSOM Support
MOGADISHU— The Somali Future Council has urged countries contributing troops and police personnel to the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia, AUSSOM, to make continued security assistance conditional on the achievement of an inclusive national political agreement. In an open letter dated July 27, 2026, the council appealed to the leaders of Uganda,...
Ciidanka PSF oo beeniyay inay ka howlgalaan koonfurta magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Ciidamada PSF ayaa baneeyay xaruntoodii magaalada Gaalkacyo ee Puntland, iyaga oo u guuray xaafadda Baraxley ee dhanka maamulka Galmudug. Ciidamada PSF oo xaruntooda labaad ee Puntland ku lahaa meel u dhow garoonka diyaaradaha Gaalkacyo waxay guureen kaddib markii ay agagaarkooda soo dageen ciidamo farabadan oo ka tirsan Puntland. Ciidamada PSF ayaa...
Ciidanka Danab oo howlgal ka dhan ah kooxda AS, ka sameeyay Shabeellaha Hoose
Afgooye ( Raxanreeb Online) Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaanno hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka, ayaa sheegay in ay ku burburiyeen goobo ay maleeshiyaadka Al-shabaab ku la hayeen deegaano hoostaga degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose. Sidoo kale...
Puntland oo Galmudug ku eedeeysay inay taageerto ciidamo wax u dhimaya amnigeeda
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray xaaladda amniga ee deegaannada ay xuduudda la wadaagaan maamulka Galmudug, iyadoo ku eedeysay maamulka Galmudug in deegaanadeeda laga soo abaabulo maleeshiyaad carqaladeynayo amniga Puntland. Sida lagu sheegay bayaanka Puntland, ciidamadaasi ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin deegaanno ka tirsan Galmudug, isla markaana ay...








