Day: August 19, 2026

Ilyas Lugatoor oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Bini’aadantinimada +SAWIRO
Post

Ilyas Lugatoor oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Bini’aadantinimada +SAWIRO

Puntland (Raxanreeb Online): Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay Maalinta Bini’aadantinimada, taas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Puntland. Munaasabadda waxaa ka qeyb galay wakiillo ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland iyo qeybaha kala...

Xildhibaan Kooshin: “Waxaan Rabaa Waxa Dadkayga Somaliland Ay Rabaan”
Post

Xildhibaan Kooshin: “Waxaan Rabaa Waxa Dadkayga Somaliland Ay Rabaan”

Muqdisho (Raxanreeb Online): Xildhibaan Kooshin, oo Somaliland ku metela Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay inuu taageersan yahay rabitaanka dadka uu metelo, isagoo sheegay inuu aaminsan yahay in Soomaaliya ay kala tagtay xilligii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Xildhibaanka oo la hadlay Shabeelle TV ayaa sheegay: “Dadkayga aan metelo (Somaliland) waxa ay rabaan ayaan rabaa, iyagaan...

Soomaaliya iyo Türkiye oo Xusaya 15 Sano oo Iskaashi ah+SAWIRO
Post

Soomaaliya iyo Türkiye oo Xusaya 15 Sano oo Iskaashi ah+SAWIRO

Muqdisho (Raxanreeb Online): Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa furay munaasabad lagu xusayay 15 sano oo iskaashi iyo xiriir dhow ah oo u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Türkiye. Xiriirka labada dal ayaa si weyn u xoogeystay kaddib taageeradii Türkiye ay Soomaaliya siisay xilligii abaartii 2011, waxaana tan iyo xilligaas uu noqday mid...

Aadan Madoobe oo Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaalkii Baydhabo
Post

Aadan Madoobe oo Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaalkii Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb Online): Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa booqday dadkii ku dhaawacmay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo. Aadan Madoobe ayaa isbitaalka ku booqday dhaawacyada, isagoo mid mid uga waraystay xaaladdooda caafimaad, una muujiyay garab istaag iyo daryeel. Booqashada ayaa timid kaddib dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo sababay...

Sarkaal Somaliland Ka Tirsanaa oo Ku Biiray Ciidamada Waqooyi Bari
Post

Sarkaal Somaliland Ka Tirsanaa oo Ku Biiray Ciidamada Waqooyi Bari

Sanaag (Raxanreeb Online): Ciidamo ka tirsan Somaliland oo fadhigoodu yahay deegaanka Yubbe ee gobolka Sanaag, kuwaas oo uu hoggaaminayo Korneyl Cali Ashkato, ayaa la sheegay inay u goosteen dhinaca Waqooyi Bari. Sida ay sheegeen ilo xog-ogaal ah, Korneyl Cali Ashkato ayaa la sheegay inuu wato hal gaari oo qori ku rakiban yahay iyo ku dhowaad...

NISA Confirms Airstrike on Al-Shabaab Gathering in Middle Shabelle
Post

NISA Confirms Airstrike on Al-Shabaab Gathering in Middle Shabelle

MOGADISHU— Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has confirmed that an airstrike was carried out in the Fiidow area of Middle Shabelle region, targeting a location where suspected Al-Shabaab members were reportedly holding a meeting. In a statement issued following the operation, NISA said the strike caused casualties among those targeted, but the agency...

Kor u qaadidda dhaqanka iyo wax-barashada dhallinta Soomaalida ee Minnesota! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan.
Post

Kor u qaadidda dhaqanka iyo wax-barashada dhallinta Soomaalida ee Minnesota! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan.

Kor u qaadidda dhaqanka iyo wax-barashada dhallinta Soomaalida ee Minnesota! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Mareykanka qaxootinimo baan ku nimid waana laynagu soo dhoweeyay! Minnesota waa gobolka ay ku noolyihiin tirada ugu badan ee shacabka Soomaaliyeed ee u soo haajiray dalka Maraykanka, waxaana lagu sheegaa 100 kun ilaa 107 kun mujtamac gaaraya oo Soomaali ah...