Nairobi (Raxanreeb Online): Diyaaradihii saakay ka soo bixi lahaa Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta (JKIA) ee magaalada Nairobi, kuna soo jeeday Muqdisho, ayaa ku xaniban garoonka, kaddib markii ay shaqo joojin sameeyeen shaqaalaha garoonka. Shaqo-joojinta ayaa saameyn ku yeelatay howlaha garoonka, iyadoo diyaarado iyo rakaab badan ay wajahaan dib-u-dhac. Waxaa lagu soo warramayaa in...
Month: August 2026
WAR: Haramcad oo Howlgallo Ka Wada Jiinka Wabiga Shabeelle
Shabeellaha Dhexe (Raxanreeb Online): Ciidanka Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa weli wada howlgallo ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab, kuwaas oo ka socda deegaannada Baldooska iyo Alifow, ee ku teedsan jiinka Wabiga Shabeelle. Ciidanka Haramcad ayaa sheegay in dagaal culus oo shalay ka dhacay deegaannadaasi lagu dilay Madaxii Jabhadda Cabdinaasir Farey...
DEG-DEG: Shir Aan Caadi Ahayn oo Ka Socda Baydhabo
Baydhabo (Raxanreeb Online): Shir aan caadi ahayn oo hadda u socda Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa ka socda magaalada Baydhabo, waxaana shir-guddoominaya Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe). Sida ay xaqiijinayaan ilo-wareedyo kala duwan, shirka ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda siyaasadeed iyo amni ee ka taagan Koonfur Galbeed, iyadoo laga filayo...
DEG-DEG: Yurub oo Ka Walaacsan Diyaaradaha Drones-ka Ukraine ee Ruushku Qabsaday
Yurub: Ruushka ayaa la sheegay inuu gacanta ku dhigay diyaarado badan oo aan duuliye lahayn (drones) oo ay leedahay Ukraine, taasoo walaac ka abuurtay qaar kamid ah dalalka Yurub. Sida uu qoray The Wall Street Journal, saraakiil reer Yurub ah ayaa ka cabsi qaba in Ruushku uu mustaqbalka u adeegsan karo diyaaradahaasi weerarro lagu beegsado...
Howlgal ka dhan ah sidii looga hor-tagi lahaa Burcad-badeeda oo laga tashanayo
Boosaaso (Raxanreeb Online) Xeebaha Soomaaliya iyo marin-biyoodka Gacanka Cadmeed ayaa mar kale wajahaya walaac dhinaca amniga badda ah, kaddib markii ay kordheen weerarrada iyo isku-dayada lagu beegsanayo maraakiibta ganacsiga. Hay’adaha la socda amniga maraakiibta ayaa muujinaysa in 13 dhacdo oo la xiriira burcad-badeednimo laga diiwaangeliyey Soomaaliya toddobadii bilood ee ugu horreeyay sanadkan 2026. Tiradani waxay...
Mareykanka oo loo ogolaaday inuu wada qaato Shidaal dalka Venezuela
Washington (Raxanreeb Online) Sida uu sheegay Wargeyska The Guardian, madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in uu heshiis la galay masuuliyiinta xilka sida ku meel gaarka ah u joogta ee waddanka Venezuela kuwaas oo u ogolaaday in uu Maraykanku qaato kaydka shidaal ee dalka Venezuela. Waddankan oo haysta kaydka shidaalka ee ugu badan...
Uganda Announces Plan to Withdraw All Troops from Somalia by August 2027
MOGADISHU— Uganda’s Chief of Defence Forces, General Muhoozi Kainerugaba, has announced that Uganda plans to withdraw all of its troops from Somalia by August 1, 2027, potentially bringing to an end nearly two decades of Ugandan military involvement in the country. Kainerugaba announced the planned withdrawal in a post on X, stating that Uganda would...
Puntland Accuses Türkiye of Conducting Airstrikes off Somalia’s Nugaal Coast
Puntland authorities have accused Türkiye of carrying out airstrikes off the coast of Somalia’s Nugaal region following the hijacking of the M/V LUTUF, a vessel reportedly transporting Turkish-made weapons and military equipment. Puntland’s Deputy Minister of Security, Abdirahman Yusuf Dujaana, told BBC Newsday and BBC Somali that the regional administration believed Türkiye was responsible for...
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee XFS ?
Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan sugidda amniga iyo la-dagaallanka Kooxda Al-shabaab. Kulanka Golaha oo uu Shir guddoomiyey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu ansixiyey labo heshiis oo dowladdu la gashay dalka Muritaaniya,...
Five Kenyan Herders Freed After Abduction Near Somalia Border
MANDERA — Five Kenyan pastoralists abducted near the Somalia border by gunmen suspected of links to Al-Shabaab have been released following negotiations led by traditional elders from both sides of the frontier, Kenyan authorities said. The men, all residents of Alungu in Mandera County, were freed on Monday evening after local peace elders coordinated with...









