Month: July 2026

Shan xildhibaan oo katirsan golaha Wakiilada Waqooyi Bari oo xilkii laga xayuubiyay
Post

Shan xildhibaan oo katirsan golaha Wakiilada Waqooyi Bari oo xilkii laga xayuubiyay

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maamulka Waqooyi Bari ayaa la sheegay inuu Golaha Wakiillada ka codsaday in xasaanadda laga qaado shan xildhibaan oo katirsan golaha wakiilada Waqooyi Bari. Golaha Wakiillada Waqooyi Bari oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood, ayaa xilkii ka xayuubin ku sameeyay Xildhibaannada kala ah. Makhtal Siciid Maxamuud, Cabdisalaan Cabdillaahi...

Dad badan oo ku dhintay shil gaari oo dhacay magaalada Dimishiq
Post

Dad badan oo ku dhintay shil gaari oo dhacay magaalada Dimishiq

Dimishiq ( Raxanreeb Online) In ku dhow 35 qof ayaa ku dhintay, 30 kalena way ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay wadada Dimishiq-Deir ez-Zor, ee bariga Suuriya, Sabtidii. Shilka ayaa dhacay markii bas ay saarnaayeen xubno ka tirsan Ciidamada Amniga Gudaha uu ka dhacay bas kale oo siday dad rayid ah oo ku sugnaa...

Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay jawdalka doorashada Hir-shabeelle
Post

Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay jawdalka doorashada Hir-shabeelle

Jowhar ( Raxanreeb Online) Guddiga Qaran ee Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada Golaha Deegaanka iyo golaha Wakiilada ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle. “Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, isagoo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ee ku xusan Qodobka 10-aad ee Sharciga Dhismaha, isla markaana fulinaya Qodobka 18-aad ee Sharciga Doorashooyinka...

Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex-maray wasiir Fiqi iyo madaxda howlgalka AUSSOM ?
Post

Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex-maray wasiir Fiqi iyo madaxda howlgalka AUSSOM ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka Taageerada iyo Xasiloonida Midowga Afrika ee Soomaaliya AUSSOM, El Hadji Ibrahima Diene. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Gaashaandhigga iyo AUSSOM, iyadoo laga...

Somali President Plans Frontline Visit as Anti-Al-Shabaab Offensive Gathers Pace
Post

Somali President Plans Frontline Visit as Anti-Al-Shabaab Offensive Gathers Pace

MOGADISHU— Somali President Hassan Sheikh Mohamud is expected to visit frontline areas in the Middle Shabelle and Galgaduud regions in the coming days, as the Federal Government intensifies preparations for a renewed military offensive against Al-Shabaab, according to informed sources. The sources said several units of the Somali security forces have been deployed to the...

Trump oo xaqiijiyay in Natanyahu uu imaanayo Washington
Post

Trump oo xaqiijiyay in Natanyahu uu imaanayo Washington

Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu booqan doono Mareykanka toddobaadka soo socda. Mr. Trump ayaa warkan ku dhawaaqay shalay khudbad uu ka jeediyay casho sharafta ururka saxafiyiinta ee Aqalka Cad. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil ayaa horay u shaaciyay in Mr. Netanyahu uu...

Kooxda AS oo weerar ka geystay Ismaamulka Mandheera
Post

Kooxda AS oo weerar ka geystay Ismaamulka Mandheera

Mandheera ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga kasoo baxaya weeraro kala duwan oo kooxda Al-shabaab, ay ka geystay magaalooyinka Arabia iyo Fino ee ismaamulka Mandheera ee dalka Kenya. Weeraradan ayaa la sheegay in ay dhaceen sacaadihii lasoo dhaafay waxaana ka dhashay dhaawaca 1 qof oo shacab ah, sida ay sheegeen laamaha amniga....

Siciid Deni oo u safray dalka Imaaraatka Carabta
Post

Siciid Deni oo u safray dalka Imaaraatka Carabta

Garoowe ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u amba-baxay magaalada Abu-dhabi ee dalka isu-tagga Imaaraatka Carabta. Deni ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee shalay ay diyaarad ka qaaday magaalada Garoowe, isla markaana uu sii maray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Madaxtooyada maamulka Puntland, kama aysan hadlin safarka...

40 sanno kaddib saraakiil Soomaaliyeed oo ka qalin-jibiyay Ruushka
Post

40 sanno kaddib saraakiil Soomaaliyeed oo ka qalin-jibiyay Ruushka

Moscow ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay ka mid noqday saraakiil ka qalinjabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Ruushka, iyagoo qaatay shahaadada Master Degree. Saraakiishan ayaa si gaar ah uga qalinjabisay Maamulka Guud iyo Qorshaynta Istaraatiijiga ah, taasoo ka dhigan...

South West State’s New Cabinet Faces Accountability Test
Post

South West State’s New Cabinet Faces Accountability Test

BAIDOA— South West State President Sheikh Aden Mohamed Nur Madobe chaired the first meeting of the newly appointed Council of Ministers, with discussions focusing on improving public service delivery, strengthening accountability and accelerating the implementation of development programmes. President Madobe instructed cabinet members to prioritise essential public services, promote genuine reconciliation, enhance administrative transparency and...